Wednesday, August 22, 2018

Gabayo Muuqaal ah

Daawo : Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganay Maansada Garasho

Maansadan Garasho oo ah mid hada soo baxday ayaa waxaa soosaaray Abwaan Cabdilaahi Xasam Ganay waa maansho ka hadlaysa waaqaca dhanta ah ee hada taagan daawasho wacan  [youtube https://www.youtube.com/watch?v=ycjd6roCIyc] Hana Guurin Sahan li'i Qorshe li'i Ha Geediyin Hana...

Daawo Cabdilaahi Xasan Genney oo soo saarey Manso Cusub oo la yidhaah Siyaasadu Been...

Maansadan Lamagac aa Siyaasadu Been miyaa ayuu abwaanka dada yar ee Cabdilaahi Xasan Ganey Ku baahiyey Bogiisa facebook Abwaankan dada yar oo looga bartey maansooyin qiimo badan oo ka hadlaya marba arimaha bulshada dhaxdooda...

Daawo Abwaan Laabsaalax Oo Soo Saaray Maanso Cusub Oo Abaaraha Ka Hadlaysa Allena Kabaryey...

Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa maanso cusub oo ka hadlaysa abaaraha baahsan ee wadanka ku habsaday soo bandhigay isaga oo dadkana kula talinaya in ay iska war hayaan illaahayna ka baryey in raxmaadkiisa uu...

Daawo Abwaan C/laahi Xasan Ganey Oo Sameeyey Gabay Cusub Oo Wax-Ku Qaadasho Mudan

Waxa aanu maanta idiin soo gudbinaynaa gabay uu sameeyey C/laahi Xasan Ganay waxana ereyadiisa ka mida Naftiisa qofkaan xushmayn Damiirkiisuna xishoon Ayaa aadmiga xagtoo Xumaantooduun wadwada Haddaad aragtaan xinloow Xanjiin noolaha marshoo Ceebaha xaashiyo ku qora Xaqiiqdii wuu bukaa Xiskiisa dhaliil jirtiyo Kalsooni ka...

Daawo Weriye Abiib Iimaan Xasan Oo Maanso Baroor Diiq Ah Ka Tiriyey Geeridii Axmed...

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=TntfZHlQz-I&w=450&h=415]

Abwaan Halbeeg Oo Soo Saaray Gabay Ku Socda Xisbiga Kulmiye Kana Hadlaya Xaalada Wadanka

Abwaan Halbeeg Oo Soo Saaray Gabay Ku Socda Xisbiga Kulmiye Kana Hadlaya Xaalada Wadanka isaga oo soo qaatay qaar kamid ah mujaahidiintii muxuuse u soo qaatay daawo waakan Gabaygiiye. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=9nrid3Gimi4&w=440&h=360]

Tixda Qabyaaladi Waa Xannuun Iyo Erayada Abwaan Axmed-kayse “Qaran Jirre”

Maansada “Qabyaaladi Waa Xannuun” oo soo baxday bishii saddexaad ee sanadkan, 2015 ka, wuxuu Abwaan Axmed-kayse Aadan Ismaaciil “Qaran Jire”, si mug iyo miisaan leh ugaga hadlayaa, xanuunka iyo dhibaatooyinka Qabyaalada oo ah...

Waraysi Xiiso Badan Abwaan Xaaji oo ka Sheekaynaya Qisada Heesta Ha Maleysan ee ay...

Barnaamijkan oo Noqon Doona Barnaamij Todobaadle ah laguna Magacaabo Hawraarsan ayaan Todobaadkan waxan ku Waraysan Doonaa Abwaanka Dada yar ee C/raxmaan Xaaji Barnaamijkan waxaa si Joogta ah usoo Tabin Doona Wariye Khadar Ciise.Abwaan Cabdiraxmaan...

Daawo Barnaamijka Fanka Iyo Suugaanta Iyo Abwaan Farxaan Ismaaciil Maal

Barnaamijkan oo lagu waraystay abwaan aad u dayar oo la yidhaahdo Farxaan Ismaaciil Maal oo ma mid ah dayarta ilaahay hibada u siiyey fanka somalida HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDOEGAN [youtube https://www.youtube.com/watch?v=_Vtzh89eEHM?list=UUHoq0l91NIxYZ4d97aHDnbQ]

DAAWO:WARAYSI XIISO BADAN LONDON ABWAAN XASAN DAAHIR (WEEDHSAME)

Abwaan Xasan Daahir Weedhsame oo kugan cariga Ingiriiska ayaa waxa uu xalay bixiyey waraysi aad u badan oo uu kaga hadlaayey arimo badan,sida fanka iyo suugaanta HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO GA [youtube https://www.youtube.com/watch?v=UR-KB9O0Zx0?list=UU3aqT_053mFV_tsklUI5zkw]

Halkan Ka Daawo Suugaanta Abwaan Xasan Daahir Weedhsame

Bahda Hawraar Media Production Waxaan halkan idiinkusoo diyaaninay suugaanta laka duwan ee Abwaan xadan Daahir (weedhsame)oo ka mid ah Abwaanada dada yar ee hada kaga jira safka hore suugaanta soomaalida dadka wax laga waydiiyo,...

Halkan Ka Daawo Suugaanta Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame(Hadraawi)

Halkan waxaan idiinku soo diyaarinay suugaanta kala duwan ee uu hal abuuray Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi),sida aan wada ognay Suugaanta Abwaan Hadraawi waaa wadwayn hal meelna laguma soo wada uruurinkaro. HALKAN KA DAAWO VIDEO...

Halkan Kadaawo Gabayadii Abwaan Maxamed Muumin Axmed Ababe

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=Je5Ad56JvVE?list=UU3aqT_053mFV_tsklUI5zkw&w=560&h=315] [youtube https://www.youtube.com/watch?v=WLUt9H7BtVg?list=UU3aqT_053mFV_tsklUI5zkw&w=560&h=315] [youtube https://www.youtube.com/watch?v=rLx93q96_1Y?list=UU3aqT_053mFV_tsklUI5zkw&w=560&h=315] [youtube https://www.youtube.com/watch?v=SgwTksM_dkE?list=UU3aqT_053mFV_tsklUI5zkw&w=560&h=315]

Halkan Kadaawo Gabayadii Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye)

Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye Ilaahay Naxariistiisii jano haka waraabiyee halkan kadaawo gabayadiisii [youtube https://www.youtube.com/watch?v=wjS9L8WKUMU&w=420&h=315] [youtube https://www.youtube.com/watch?v=_hNCN8zMa48&w=420&h=315] [youtube https://www.youtube.com/watch?v=IXluWZbVDZ8&w=420&h=315] [youtube https://www.youtube.com/watch?v=3KZgZFU7KfY&w=420&h=315] [youtube https://www.youtube.com/watch?v=mUJi8OVpznA&w=420&h=315] [youtube https://www.youtube.com/watch?v=URjVqbQg9Lg&w=420&h=315] [youtube https://www.youtube.com/watch?v=V1XEfHJndsY&w=420&h=315]
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com