Category Archives: Gabayo Qoraal ah

Abwaan Siciid Ibraahim Dool Gurey oo kaga Qaybgaley Maansadii Shiinleyda Maanso layidhaah (Shareeran)

Abwaan Siciid Ibraahim Dool oo ku magac Dheer Abwaan (Gurey) ayaa kaga Qayb galey Maansadan la magac baxdey Shareeran oo uu ku bulshada ku tusaaleynayo in dhacdooyinka ka dhacaya Hargeysa ee ay ka midtahay ninkii malxiiska ahaa ee sheekadiisu aad u dhax wareegaysey meelaha bulshadu iskugu timaad Hadaba Abwaan Gurey WUXUU Yidhi

Silsilada Shiinley ee uu Bilaabey Abwaan Laabsaalax

Silsiladan SHIINLEYDA- oo ka bilaabantay Barta Facebook oo markii ugu horaysay abwaan xasan dhuxul laabsaalax soo dhigay maanso kooban bogiisa gaarka ah ee Uu Facebook-ga ku leeyahay ayaa waxa ka jawaabay abwaanada wakhtigan kuwooda ugu miisaanka iyo midhaha cukusle- islamakaana waxay u muuqataa silsiilad ka ka turjumaysa dareenka bulshada inktastoo aanay jirin ilaa hada aragtiyo aad loogu kala duwanyahay oo abwaanada ay iskaga soo hor-jeedaan hadana waxa muuqata in ay noqon karto silsilad si wayn loogu kala qaybsamo
Halkan ka Akhti Dhamaan Maansooyinka ku Jira Silsiladan

MAANSO: AABAHAA CAD WEEYAAN! ABWAAN XASAN SALEBAN DHUXUL (LAABSAALAX)

Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax oo ku Baahiyey Barta uu ku leeyahy Facebook Maanso aad uqiiro badan oo ka dhalatey dareen Wiil waalid Caasi ahi u muujiyey Aabihii oo Da’a ah oo uu waday kadib markii uu daalay Abwaanku Maansadan Qoraalka ah ee uu Baahiyey iyo Qisada ku dhalisayba waxay u qornayd sidan

Daawo : Abwaan Weedhsame Oo Gabay Maskaxda Dareen Ku Reebay Abaarta Kaga Hadlaya

Abwaanka Xasan  Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa Gabey ku cabirey Dareenkiisa Abaaraha ka jira somaliland gabeygan oo noqday gabay dareen xanuunbadan ku reebaya maskaxda qof kasta oo maqla ama daawada

Halkan Ka Daawo Gabeyga Abwaan Weedhsame

Abwaan LaabSaalax Oo Soo Saaray Tix Gaaban Oo Ku Qeexayo Dunida.

Abawaanka caanka ah e Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa tix yaroo gaaban oo maanso ah ka yidhi nolosha tixdan oo aanu ka so xiganey boga uu ku leyahay facebook waxay u dhignayd sida tan Geedi Weeyi Duunidani

Shaafici Yuusuf : Maansada (Nabsi) Qiso Jacayl oo dhab ah

Maansadan oo uu sameeyay Shaafici Yuusuf ayuu ka sameeyay Qiso dhab ah oo dhacday taas oo ku dhacday wiil soomaaliyeed oo si hagarlaana u jeclaa gabadh isla markaana ay Gabadhii uu u hurayey dhiigiisa iyo Naftiisuba ay Xumeysay Halkan Ka Akhri Maansadan oo dhameystiran

Maanso Alle Bari Ah Shaafici Yuusuf

Maansadan oo uu sameeyay Shaafici Yuusuf ayuu ugu Duceeynayaa Soomaalida Gabeygan oo aad u mecne wayn magiciisana la yidhaa Alle Bari
Halkan Ka Akhri