Category Archives: BEYONCE

MUSALSALKA HOGYGA JACAYLKA XALQADII 1AAD

Musalsal African ah oo aad u Xiiso Badan ( BEYONCE ) Qaybtii 3aad

Beyonce President Daughter waa Filmkii Taxanaha ahaa ee Laga Sameeyay Qisada Dhabta ah ee Jacaylka ah Xuquuqda Filimka Waxaa Iska leh Shirkada Filimada soo Saarta ee Nigeria sidoo Kale Xuquuqda Turjumaada Afsoomaaliga waxaa iska Leh Horn Cable Tv

DAAWASHO WACAN

Musalsal African ah oo aad u Xiiso Badan ( BEYONCE ) Qaybtii 2aad

Beyonce President Daughter waa Film Qiso Dhab ah laga Sameeyay oo Jacayl ah Xuquuqda Filimka Waxaa Iska leh Shirkada Filimada soo Saarta ee Nigeria Waxaanan Ka raali Galinaynaa Dadwaynaha ku xidhan Shabakada Hawraar anagoo hore u nidhi shirkada Filimaanta ee South Africa waxaanay sax ku Tahay Shirkada Filimaanta Nigeria  sidoo Kale Xuquuqda Turjumaada Afsoomaaliga waxaa iska Leh Horn Cable Tv DAAWASHO WACAN

Musalsal African ah oo aad u Xiiso Badan (BEYONCE) Qaybtii 1aad

Musalsalkan Cusub ee aanu Ugu tala Galay inaad Todobaadkii Hal Mar Kala Socoto SHabakada Hawraar Filmkan oo Lagu Magacaabo ( BEYONCE ) Waa Film Qiso Jacayl ah oo dhab ah Laga Sameeyay Kaas oo ay soo saartey shirkada Filimaanta ee South Africa Xuquuqda Turjimada Filimkan waxaaa iska Leh Tvga Horn Cable Tv Kala Soco Hawraar

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com