Monday, October 15, 2018

Ruwaayadaha

Daawo: Sooraan iyo Jawaan Riwaayad Cusub Deegaanka Part 2

halkan ka daawo qaybtii labaad riwaadii jawaaan iyo sooraan ee deegaanka oo cusub   [youtube https://www.youtube.com/watch?v=3HVtoxgvsrY&w=460&h=315]  

Majaajilada Maanta Iyo Riwaad Aad U Qosol Badan

Majaajilada Maanta waxaanu kusoo qaadan doonaa Qayb ka mid ah  Riwaadii Aadka u xiisaha iyo Qosolka Badnayd ee Godob Jacayl.. iyo Jilaagii waynaa Alle Ha U Naxariiste Sareeye. HALKAN KA DAAWO [youtube https://www.youtube.com/watch?v=9RLhXvkG7Co]

Daawo : Sooraan Iyo Jawaan Ruwaaayadii Xiisaha Badneyd ee Deegaanka Qaybtii 2aad

waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaaa ruwaayadii deegaanka ee wacyigalinta u ahayd ilaalinta deegaanka ee ay hore u mataleen jilayaashan caanka ah ee sooraan iyo jawaan maantana waxaan iskugu nimid qaybtii labaad ee ruwaayadan [youtube...

Daawo : Sooraan iyo Jawaan oo Xikmadoodii kusoo Gabagabeeyey Fariimo Ganacsiyeed

Jilaalayaasha Caanka ah ee Sooraan iyo Jawaan oo looga bartey Ruwayado Xiisobadan oo ka hadlaya Qaybaha kala duwan ee Nolosha ayaa Fankoodii iyo Xikmadii Ruwaayadaha ee looga bartey kusoo gabagabeeyo fariimo Ganacsiyeed ay ruwaayadohoogii...

Daawo : Sooraan iyo Jawaan Riwaayado cusub Qosol iyo Qisooyin Dhab ah

Jilayaasha Sooraan iyo Jawaan oo looga bartey Ruwaayado iskugu jira Qisooyin, Wacyigalin, Maad iyo Qosol ayaa soo wada Ruwaayad ay kaga hadlayaan wacyiga dhabta ah ee jira miyi iyo magaalaba Halkan ka Daawo Hordhaca...

Daawo : Waraysi Xiiso Badan Faarax Murtiile oo uu la yeeshay Cabdimalik Muse Coldon

Waraysigan uu ka qaadey Abwaan Faarax Murtiile Wariye Cabdimalik Muse Coldon ayaa ahaa mid xiiso badan oo uu kaga hadlaya intii uu ku maqnaa qurbaha ee uu soo noqdey waxyaabaha is badaley ee uu...

Daawo Barnaamijka Sooraan Iyo Jawaan Qaybtii 2aad

Barnaamijka Caweyska BulshoTv Ee Sooraan Iyo Jawaan Part 2 [youtube https://www.youtube.com/watch?v=2KBsnkplb-o&w=440&h=360]

Daawo Waraysigii U Danbeeyey Ee Laga Qaado Majaajileystayaasha Sooraan Iyo Jawaan

Barnaamijka Caweyska BulshoTv Ee Sooraan Iyo Jawaan Part 1 [youtube https://www.youtube.com/watch?v=6G_oWD8zag0&w=440&h=360]

“Wasaarada Arimaha Gudaha Ma Madaxtooyadaa Lagu Eryayaa” Daawo Sooraan Oo Madaxwaynaha Iyo Wasiirada Uga...

Sooraan Iyo Jawaan Riwaayad Qosol Badan Furitaanka Dhismaha W/Arimaha Gudaha Somaliland [youtube https://www.youtube.com/watch?v=X8zg93ajlGA&w=440&h=360]

Daawo Majaaliladii Sooraan Ft Jawaan Ft Faarax Murtiile Ee Showgii Guled Hotel Part1

Daawo Majaaliladii Sooraan Ft Jawaan Ft Faarax Murtiile Part1 [youtube https://www.youtube.com/watch?v=x6Vv6ywh-0A&w=454&h=480]

Daawo Ruwaayada Cusub Ee Sooraan Iyo Jawaan Iyo Faarax Murtiile Iyo Ruwaayadii Cusbayd Ee...

Sooraan Feat Jawaan Feat Faarax Murtiile {Yaahuudheh Isku Baxa Dheh Kuwiina Qala} Riwaayad Qosol Bad [youtube https://www.youtube.com/watch?v=DWBeCWskolI&w=440&h=360]

Daawo Ruwaayadii Cusbayd Ee Meherka Jilayaasha Sooraan Iyo Jawaan Iyo Faarax Murtiile Qaybtii...

Sooraan iyo Jawaan Iyo Faarax Murtiile Meherki Qaybti 2aad [youtube https://www.youtube.com/watch?v=KYHOc3TkgyA&w=440&h=360]

Daawo: Meherka Casriga ah Maxay Ka yidhaahdeen Jilayaasha Caanka ah ee Sooraan...

Jilayaasha Caanka ah ee Jawaan iyo Sooraan oo uu Weheliyo Jilaaga Faarax Murtiile oo inbadan Jilidiisa aad ku taqaaneen Maad iyo Qosol kuna sugnaa cariga UK oo dhawaan somaliland yimi ayaa la soo saarey...

Daawo Ruwaayada Cusub Ee Sooraan Iyo Jawaan Iyo Faarax Murtiile

Sooraan iyo Jawaan Drama Group Iyo Faarax Murtiile New [youtube https://www.youtube.com/watch?v=vVW14Rq8eOQ&w=440&h=360]

Daawo Ruwaayada Cusub Ee Sooraan Iyo Jawaan

Sooraan Iyo Jawaan Riwaayad NEC Somaliland [youtube https://www.youtube.com/watch?v=RpgawenJHbY&w=454&h=480]

Daawo Ruwaayad Cusub Oo DDSI Lagu Matalay Dantii Mooge iyo Sheekadii Shukaansiga

Nala daawada ruwaayadan oo la magac baxday Dantii Mooge waxa lagu jilay magaalada jigjiga ee dawlad deegaanka somalida Ethiopia [youtube https://www.youtube.com/watch?v=CG9S7JKnIgA&w=450&h=400]

Daawo Ciise Jawaan Iyo Waxa Kala Haysta Luqadaha

Daawo majaajilaystaha caanka ah ee Ciise Jawaan oo soo bandhigay masrixiyad aad u qosol badan oo uu kaga hadlayo luqadaha uu yaqaano [youtube https://www.youtube.com/watch?v=REwjtEaT46w&w=450&h=400]

Daawo Ruwaayada Socdaal iyo Sir Jacayl Khadiija Qalanjo iyo Fayruus film qaybtii 1aad

Anaga oo mar walba heegan ugu jirna sidii aanu daawadayaashayada iyo dadka kuxidhan shabakadan uraali galin lahayn waxaanan insha allah idiin soo gudbinaynaa waxwalba oo aanu aragno inay ufiican yihiin dadwaynaha waxaanan idiin soo...

Daawo Ruwaayada Nolosha Qurbaha Ka Hadlaysa Oo La Soo Saaray

Barnaamijka lagaga hadlo dhaqanka Qurbaha gaar ahaan wadanka Maraykanka ee Way Dhacdaa soona saaro Ibraahim Eagle ayaa qayb cusub oo nolosha cusub soo dhawee lagu magacaabay oo soo baxay ka daawo halkan hoose. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=4hwm_5NXrvc&w=440&h=315]

Maxaa Cusub ee ay Sooraan iyo Jawaan ku soo Kordhiyeen Qaab Masraxoodkoodii ...

Jilayaasha Caanka ah ee Sooraan iyo Jawaan oo looga Bartey Qaab Masrixiyeed ay Dadka ugu Soo Gudbin Jireen Maad iyo Qosol inbadanoo Dadka ka mid ahina Qosli jireen marka lasoo Qaado Magacooda ayaa Dhawaanahan...

Jilayaasha Caanka ah ee Sooraan iyo Jawaan oo Ruwaayad Cusub oo reer Jigjiga aad...

Jilaayasha Caanka ah ee Sooraan iyo Jawaan ayaa Magaalada Jigjiga Ku soo Bandhigay Ruwaayad Cusub oo lagaga Hadlayo Hormumarka Dawlad Deegaanka Ruwaayadan oo ahayd mid Dadka Reer jigjiga in badan ka qoslisay ayaa waxaa...

Daawo Soo Dhawayntii Jigjiga Loogu Sameeyay Jilayaasha Caanka ah ee Sooraan iyo Jawaan

Jilayaasha Caanka ah ee Sooraan iyo Jawaan ayaa Socdaal ugu Kicitimey Dalka Itoobiya Gaar ahaan Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Halkaasi oo Si wayn Loogu Soo Dhaweeyay Jilayaashan oo Markii ugu Horeysay Safar ku Tagey...

Daawo Ruwaayad Cusub Faarax Murtiile ( Ingiriiska Badihiisa lama Galo )

Qaybtani waa Qayb ka mida Ruwaayadii Taxanaha Ahay ee Faarax Murtiile kaga Hadlayey Qaad Joojintii iyo Saameynta Guryaha ama Qoysaska Soomaalida ee Ku dhaqan dalka Ingiriiska Qaybtan oo aan Filayo inay kasii Qosol iyo...

Halkan Ka Daawo Ruwaayad aad Inbadan Ku Qosli Doonto Jilayaasha Reer Burco Garaad iyo...

Masrixiyadan oo la Magac Baxday Saaxiibkaaga Xumaadaa Saciiruu Ku Gashaa ayaa lagu Qabtey Tvga Qaranka Somaliland Xaruntiisa Hargeisa Hadaba Masrixiyada oo ahayd Mid aad Uqiimo Badan ayaan ugu Tala Galay in Asxaabta Ku Xidhan...

Halkan Ka Daawo Ruwaayadii Reer Ba’ayow yaa Kuleh Cabdi Haybe Laambad

Halkan Kadaawo Ruwaayad aad u Xiiso Badan oo oo uu matalayo Jilaaga Caanka ah ee Cabdi Hayba Laambad iyo Qaar ka mida Jilayaasha Reer Djibouti Ruwaayadan oo la magac baxday Reer Ba'ayow Yaa Kuleh Halkan...

Faarax Murtiile iyo Kaltuun Bacado Ruwaayad aad Uxiiso Badan Qaad Joojinta Ingiriiska ka Qaybtii...

Ruwaayadan oo fikirkeeda uu lahaa Faarax Murtiile oo ka mida Jilayaasha loogu Jecelyahay Soomaalida kuna Sugan Wadanka Ingiriiska ayaa Ruwaayadan oo Qaab ahaan Sida Filimaanta loo Duubay aadna looga Shaqayeeyay waxaa Soo Saarey SLNTV...

Ruwaayad aad u Qosol badan Cabdi Haybe (Jaamac Baadiye)

Riwaayadan oo ah mid aad u xiiso badan horena loogu duubay Wadanka Djabouti  waxaa aad uga dhax muuqda Jilaaga Caanka ah ee Cabdi Haybe Laanbad Fanaaniinta Ruwaayada kusoo bandhigaya Heesaha waxaa ka mida Fanaanada...

FAARAX MURTIILE IYO KALTUUN BACADO DHIBTII QAADKA LAGA RAYSAY PART ONE

Riwaayad aad uqosal Iyo Maad badan dhankale hadii laga eegana waxay xanbaarsantay Macno balaadhan oo kahadlaysa dhibaatadii uu qaadku ku hayey bulshada kudhaqan wadanka Ingiriiska Riwaayadan oo ay dhigayaan Abwaan Faaxan Murtiile iyo Fanaanada...

Halkan Ka Daawo Waraysi Xiiso Qosol iyo Maad badan Sooraan iyo Jawaal oo ay...

Halkan waxaanu idiinku soo gudbin doonaa waraysi aad u xiiso badan  oo jilayaasha ka caanka ah gayiga soomaalida ee Sooraan iyo Jawaan ay la Yeelatay Wariye Haboon Ugaas oo ka Hawlgasha Tvga ESTV ama...

Sooraan iyo Jawaan (HORUMARKA WADANKEENA) Riwaayad Cusub 2014

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=B5WGRe0ntj4]

Magaalo Joogxumo Qaybtii 14aad

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=Tix6-nCYNKs]

Magaalo Joog Xumo Qaybtii 12aad

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=z5ONH0fYsac&w=490&h=315]

MagaaloJoog Xumo Qaybtii 11 aad

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=pq-J6x_IO14]

HALKAN KA DAAWO QAYBTII UGU XIISAHA BADNAYD MagaaloJoog Xumo Qaybtii 10aad

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=az1Cb6_keoU]

Halkan ka daawo Ruwaayad aad uxiiso Badan (Dunida Maanta iyo Dadkeedii) Qaybtii 1aad

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=TPDNc_j2cE8?list=UU3aqT_053mFV_tsklUI5zkw]

Magaalo Joog Xumo Qaybtii 9aad

Ruwaayada Magaalo Joog Xumo  oo ka mida Ruwaayadaha ugu xiisaha badan ayaa bahda hawraar waxay u hawl gashay noolaynta fanka iyo Madadaalada anagoo taa ka duulayna ayaanu idiin soo gudbinay Ruwaayadan Magaalo Joog Xumo...

Magaalo Joog xumo Qaybtii 8aad Boon Xirsi, Cabdi haybe iyo Fanaaniin Kale

Halkan waxaanu kusoo gudbinaynaa ruwaaydii magaalo joogxumo oo taxane ahayd qaybtii 8aad [youtube https://www.youtube.com/watch?v=4NIvvzijItw]

MagaaloJoog Xumo Qaybtii 6aad

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=YT5_RtCEr4I]

Magaalo Joogxumo Qaybtii 5aad

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=pZmokaXYyI8]

RIWAAYAD CUSUB QOFBAAHANI BEENMASALUUGO XALQADII 17AAD

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=y2Mm41PX19A?list=UU3aqT_053mFV_tsklUI5zkw]
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com