Category Archives: magaalo Joogxumo

FAARAX MURTIILE IYO KALTUUN BACADO DHIBTII QAADKA LAGA RAYSAY PART ONE

Riwaayad aad uqosal Iyo Maad badan dhankale hadii laga eegana waxay xanbaarsantay Macno balaadhan oo kahadlaysa dhibaatadii uu qaadku ku hayey bulshada kudhaqan wadanka Ingiriiska Riwaayadan oo ay dhigayaan Abwaan Faaxan Murtiile iyo Fanaanada Kaltuun Bacado Waxaa kale oo aan meesha kamaqnayn Fanaaniinta kale ee ku nool wadanka Ingiriiska.

Magaalo Joogxumo Qaybtii 14aad

Magaalo Joog Xumo Qaybtii 12aad

MagaaloJoog Xumo Qaybtii 11 aad

HALKAN KA DAAWO QAYBTII UGU XIISAHA BADNAYD MagaaloJoog Xumo Qaybtii 10aad

Magaalo Joog Xumo Qaybtii 9aad

Ruwaayada Magaalo Joog Xumo  oo ka mida Ruwaayadaha ugu xiisaha badan ayaa bahda hawraar waxay u hawl gashay noolaynta fanka iyo Madadaalada anagoo taa ka duulayna ayaanu idiin soo gudbinay Ruwaayadan Magaalo Joog Xumo

Magaalo Joog xumo Qaybtii 8aad Boon Xirsi, Cabdi haybe iyo Fanaaniin Kale

Halkan waxaanu kusoo gudbinaynaa ruwaaydii magaalo joogxumo oo taxane ahayd qaybtii 8aad

MagaaloJoog Xumo Qaybtii 6aad

Magaalo Joogxumo Qaybtii 5aad

Magaalo joogxumo Hawraar qaybtii 4aad

RIWAAYADII MAGAALO JOOG XUMO XALQADII 3AAD

HALKAN KADAAWO

Ruwaayadii Magaalo Joogxumo qaybtii 2aad

Ruwaayadan Magaalo Joog Xumo oo ka mida Ruwaayadaha ugu Maada iyo macnahaba Badan Ruwaayadaha Soomaalida waxaa wakhti galiyey oo Duubisteeda iyo soo saaristeedaba iskaleh TVGA Somaliland Space Channel horena loo odhan jiray Hargeysa Tv waxaa kadhax muuwda ruwaayadan Magaalo Joogxumo Fanaaniint iyo Jilayaasha hibada ilaahay usiiyey inay fikirkooda bulshada wixii khaldan ama dhiiri galina ku soo gaadhsiiyaan Habsuugaaneed Daawasho Wanaagsan Ruwaayadii Lamagac baxday Magaalo Joogxumo Qaybtii 2aad

Halkan ka daawo

Ruwaayadii Magaalo Joogxumo qaybtii 1aad

Ruwaayadan Magaalo Joog Xumo oo ka mida Ruwaayadaha ugu Maada iyo macnahaba Badan Ruwaayadaha Soomaalida waxaa wakhti galiyey oo Duubisteeda iyo soo saaristeedaba iskaleh TVGA Somaliland Space Channel horena loo odhan jiray Hargeysa Tv  waxaa kadhax muuwda ruwaayadan Magaalo Joogxumo Fanaaniint iyo Jilayaasha hibada ilaahay usiiyey inay fikirkooda bulshada wixii khaldan ama dhiiri galina ku soo gaadhsiiyaan Habsuugaaneed Daawasho Wanaagsan Magaalo Ruwaayadii Lamagac baxday Magaalo Joogxumo

Halkan ka daawo