Category Archives: Sawirka Maanta

Hindi Afsomali Ah “Fan” Full Movie Shah Rukh Khan 2017

filimka Fan waa filim hindi ah oo uu dhigaayo Aktarka caan ka ah Bollywoodka ee Shah Rukh Khan aktarkan oo looga barto filimaaan aad 

Daawo Hindi Afsomali Ah “Aaj Ka Naya”2017 Full Movies

Filimkan Aaj Ka Naya oo ah filim hindi ah oo laguugu turjumay afsomali ayaa waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa daawasho wacan 

Filim Hindi Afsomali Ah Oo Cusub “Dear Zindagi” 2017

Filkan Hindiga ah oo laguugu soo turjumay afsomali ayaa waxaa dhigaaya aktarka caanka ah ee shahrukh khan

Daawo Hindi Afsomali Cusub “Action Jakson “2017

Filimkan Action Jakson oo ah filim aad u macaan oo ah filim action ah ayaa waxaa dhigaaya actorka aadka loogu bartay filimaanta dagalaka ah ee Hindiga ah Ajay Devgn ama Jigar 

Daawo Hidni Afsomali Ah “Bengal Tiger”2017

Filimkan Hindiga ah oo laguugu turjumay afsomali filimkan oo magaciisa la yidhaahdo “Bengal Tiger”Waxaa kuu dhigaaya ackarta caanka ah ee aad uga barateen filimaanta action-ka ah ee Raviteja filimkana waa filim dagaal ah daawasho wacan 

Daawo Rang De Basanti Filim Cusub Oo Hindi Ah 2017

Filimkan hidniga ah oo laguugu soo turjumay Afsomli ayaa waxa uu yey filim aad u camaan oo aad aad uga helidoonto waxaana filimkan idiin dhigaaya aktarka caanka ah ee Amiir Khann daawasho wacan

Sawirka Maanta Fanaanka Maxamed Bk Iyo Cabdiraxmaan Caydiid

Sawirka Maanta waxaan kusoo qaadanaynaa labada Fanaan ee Cabdiraxmaan caydiid iyo Maxamed Siciid BK

Sawirka Maanta waa Fanaaniinta Sahra Axmed Jaamac iyo Fanaanka weyn Xasan Aadan

Sawirkan oo ah mid xusid mudan waa qaar kamid ah fanaaniinta ugu magaca weyn soomaalida looguna dhageysiga badanyahay oo ka mid ah Waabari Waa Fanaanada Sahra Axmed Jaamac iyo fanaanka Xasan Aadan Samater

Sawirka Caawa : Fanaaniinta Yurub Geenyo iyo Hodan Cabdiraxmaan

Sawirka Caawa had iyo jeer waxaan ku soo qaadanaa Fanaaniin ama Ashqaas caan ah oo aan hore loo hayn iyaga oo wada sawiran ama wada jooga waa faniinta hodan cabdiraxman dheere iyo Yurub Geenyo oo ku sugan Djibouti

Sawirka Caawa Majaajilaystayaasha Sooraan Iyo Jawaan Iyo Alfanaan C/Hani

Sawirka Caawa Majaajilaystayaasha Sooraan Iyo Jawaan Iyo Alfanaan C/Hani

Daawo Sanad Guuradii 22aad Ee Ciidanka Militariga Jamhuuriyada Somaliland (SAWIRO)

Daawo Sawirada Xuskii Sanad Guurada 22aad Ee ka soo wareegtay aasaaskii ciidanka qaranka jamhuuriyada Somaliland oo lagu qabtay magaalada oog

Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Si Qiimo Balaadhan Leh Loogu Soo Dhaweeyey Hargeisa.

Daawo Dhamaan Xidigaha Geeska IOo Si Balaadhan U Soo Dhaweeyey Guddomiyahooda Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax

Daawo Sida Barafku U Xidhay Xafiisyadii Dawlada Ee Wadanka Maraykanka. Sawiro

Wadanka maraykanka oo dhowrkii maalmood ee u danbeeyey uu saameeyey ku na dhuftay baraff baaxad leh ayaa waxa laga dareemayaa wadankaas in xafiisyo kamida xafiisyadii dawlada aan habayaraatee la gali karin daawo sawirada n

Sawirka Caawa Iyo Fanaanka Xidiga Muqdisho Dayax Dalnuurshe

Bandhigeenan Sawirka Caawa waxa aan ku soo qaadan doonaa Fanaanka Xidiga Muqdisho Dayax Dalnuurshe

Xiisaha Iyo Xulashada Alfanaan C/risaaq Ismaaciil Anshax

Jacayl hiil li.i asqoobay, Hadaad islahayd ha oonsho ,Abaal daraneey umuurtu ,Sidaad fishay may ahaanin, Arwaaxdii i lurtiyo naftaada, Ka aarso anoon niyaysan
Ku uursami xumo ilowga waa qayb kamida hees uu soo wado Alfanaan Abdirisaaq Anshax

Xulka Iyo Xulashada Sawirada Nimcaan Hillaac

Xulka iyo Xulashada waxa ay inoo noqon doontaa qormo taxane ah oo aynu ku soo qaadan doono habeenba fanaanka aynu u aragno inuu yahay fanaanka ugu commentska badan shabakadeenan.

Daawo 28ka Meelood Ee Ugu Quruxda Badan Wadanka Ingiriiska Ee Dalxiisayaashu Ugu Badan Yihiin

Daawo 28ka Meelood Ee Ugu Quruxda Badan Wadanka Ingiriiska Ee Dalxiisayaashu Ugu Badan Yihiin

Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo istanbil ku Qabtay Bandhig Suugaaneed -kulmiyay Dadka soomaaliyeed ee Dalka Turkiga ku Nool

Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo Aaad Looga Yaqaano Dhulka somaaliyeed, suugaantiisuna Raadayn Balaadhan dhagaha dadka ku yeelatay ayaa habeenkii bishu ahayd 15-01-2016  Ku Qabtay Magaalada Istanbul Ee Dadlka Turkiga Bandhig Suugaaneed
kulmisay dhamaan  Dadka afsomaliga ku hadla

Daawo Bandhigii Abwaan Xasan Dhuxul Ku Qabtay Magaalada Istanbul Turkey (SAWIRO)

waxa aan halkan idinku soo gudbinaynaa Bandhig Suugaaneedkii Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ku soo bandhigay magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga bandhigan oo qayb ka ah socdaal uu ku marayo abwaanku dhamaan deegaanada ay ku nool yihiin umada somalidu meel walba oo dunida ah insha allah,

Sawirka Caawa Fanaanka Dayax Dalnuurshe

Sawirka caawa iyo fanaanka dayax dalnuurshe

Daawo Meelaha Ugu Quruxda Badan Wadanka United Kingdom

Daawo Meelaha Ugu Quruxda Badan Wadanka United Kingdom

Daawo Sawirada Nimcaan Hillaac Oo Ku Sugan Miyonyo beach Victoria.

Daawo Sawirada Nimcaan Hillaac Oo Ku Sugan Miyonyo beach Victoria.

Sawirka Caawa: Fanaanka Cabdi Holland Oo Wakhti Ku Qaadanaya Magaalada Dubai

Sawirka Caawa: Fanaanka Cabdi Holland Oo Wakhti Ku Qaadanaya Magaalada Dubai

Sawirka Caawa: Fanaaniinta Hodan Abdirahman Iyo Axmed Rasta In Mogadisho

Sawirka Caawa: Fanaaniinta Hodan Abdirahman Iyo Axmed Rasta In Mogadisho

Sawirka Maanta: Gudoomiye Ku Xigeenka Xidigaha Geeska Iyo Alfanaan Mukhtaar

Sawirka Maanta: Gudoomiye Ku Xigeenka Xidigaha Geeska Iyo Alfanaan Mukhtaar

Sawirka Caawa Hodan Abdirahman Iyo Abwaan Jaylaani Oo Wakhti Fiican Wada Qaadanaya

sawirka caawa ayaa waxa aan ku soo qaadan doonaa fanaaniinta hodan abdirahman iyo abwaan jaylaani oo ku sugan magaalada muqdisho ee wadanka somaliya

Sawirka Caawa: Musician Axmed Wali Furinle Iyo Xamda Qu’een

Fanaanada Xamda Queen iyo Musicianka Axmed Wali Furinle

Sawiro Showgii Xalay Ee Magaalada London Fartuum Cumar Iyo Fananinta London

Wacdarihii London Xalayto fanaanada Qaaliga ah ee Fartun Omar Official iyo Fanaaniinta London

Sawirka Caawa: Hodan C/raxmaan Iyo Taalada Somalia

qormadeenan caawa waxa aan ku so qaadan doonaa fanaanada hodan abdirahman iyo axmed rasta oo ay weheliyaan xubno kamida fanaaniinta magaalada muqdisho oo ku sugan magaalada muqdisho.

Sawirka Caawa: Yurub Geenyo Iyo Nimcaan Hillaac

waxa aan qormadeenan caawa ee sawirka caawa ku soo qaadan doonaa sawirka fanaaniinta kooxda xidigaha geeska Nimcaan Hillaac iyo fanaanada Yurub Geenyo

Sawirka Caawa: Fanaaniinta Kooxda Xidigaha Geeska Yurub Geenyo, Nimcaan Hillaac

Qormadeenan caawa ee Sawirka Maanta waxa aan ku soo qaadan doonaa Fanaaniinta kooxda xidigaha geeska Yurub Maxamed Cabdi Yurub-Geenyo, Nimcaan C/raxmaan Xasan Hillaac , Mursal Muuse iyo fanaanka Cabdi Qaboojiye oo wada qaatay wakhti farxad badan

Sawirka Caawa: Fanaanka Maxamed Siciid BK Iyo Wadanka Sweden.

fanaanka Maxamed Siciid BK oo safar faneed ku marayey qaar kamida wadamada Yurub ayaa laga qaaday sawirkan mar uu ku sugnaa magaalada Stockolum ee wadanka Sweden waxaanay ahayd saacadihii u horeeyey ee wadankan uu ku qaatay.

Sawirka Caawa: Fanaanka Nimcaan C/raxmaan Xasan Oo Ku Sugan Magaalada Nairobi

qormadeenan caawa ee sawirka caawa waxa aan ku soo qaadan doonaa sawir laga qaaday fanaanka kooxda xidigaha geeska Nimcaan C/raxmaan Xasan Hillaac oo ku sugan magaalada Nairobi ee wadanka Kenya.

Sawirka Caawa Yurub Geenyo, Sagal Mustafe, Faarax Murtiile Iyo Xil: Mubaarig

Sawirka Caawa iyo Sawtu Raxma Yurub Maxamed Cabdi Yurub Geenyo, Sagal Mustafe, Xildhibaan Mubaarig Cabdi Malaw iyo Faarax Murtiile Sharaton hotel jabuti arooskii laysku arkay

Sawirka Caawa : Fanaanka Xidigaha Geeska C/raxmaan Oday Iyo Safiirka Somaliland Ee Ethiopia

Sawirka caawa aya waxa aan ku soo qaadan doonaa Fanaanka Kooxda xidigaha Geeska C/ramaan Caydiid Cabdi Oday oo ku sugan magaalada Addis Ababa isaga oo la jooga safiirka Somaliland ee wadanka Ethiopia

Wax Kabaro Goobaha Ugu Quruxda Badan Magaalada Muqdisho.

Waxa aan caawa idin soo gudbin doonaa meelaha ugu quruxda badan magaalo madaxda wadanka Somalia ee Muqdissho iyada oo sawirada inta u badan la qaaday wakhtigii kacaankii ilaa sanadadii 1990kii

Fanaanka Maxamed Siciid BK Oo Lagu Marti Qaaday Aqalka Baarlamaanka Wadanka Sweden.

Sawirka caawa waxa aan kusoo qaadan doonaa fanaanka xidigaha Geeska Maxamed Siciid BK oo isagu ku sugan wadanka Sweden oo booqday xarunta aqalka baarlamaanka wadanka Sweden.

Sawirka Caawa: 1-Jan-1972 Iyo Quruxdii Magaalada Muqdisho.

Sidee ayay Muqdisho u ekeyd 1-dii January 1972-kii. Sawirkan waxaa la qaaday maalintaas. Waa xarunta baarlamaankii hore ee Soomaaliya, oo markii dambe laga dhigay xarunta Maxkamadda Ammaanka Qaranka, oo milatarigii Soomaaliya ee xilligaas uu dadka ku maxkamadeyn jiray. Dareen intee la eg ayuu sawirkan ku gelinayaa? (AP Photo).

Sawirka Caawa: Musicianka Maxamed Bulshaawi iyo Fanaaniinta Xidigaha Geeska Maxamed Cirro iyo Nimcaan Hillaac

Sawirka caawa waxa aan ku soo qaadan doonaa musicanka caanka ah ee Maxamed Bulshaawi , iyo fanaaniinta sanadka Maxamed Axmed Bakaal Cirro iyo Nimcaan Hillaaac

Sawirka Caawa: Fanaaniinta Najiib Alfa Iyo Farxiya Kaba-Yare IYO Calaamada Jacaylka

Qormadeena sawirka caawa waxa aan ku soo qaadan doonaa fanaaniinta Najiib Alfa iyo fanaanada kale Farxiya Kabayare