Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

Category Archives: Top 10

Was Kuwee 10ka Atarishadood Ee Ugu Qanisan Bollywood

Atirishooyinka Bollywoodka waa atirishooyinka ugu qanisan dhamaan atirishooyinka India ka shaqeyaan maadama aflaamtooda india oo dhan laga daawado halka atirishooyinka gobolka aflaamtoda ku ekyihiin gobolka uun.

Ma Taqaanaa 7 da Goobood Ee Ugu Layaabka Badan Wadanka Hindiya

Dhaqanka soo jireenka ah ee wadanka Hindiya, ayaa ka dhigay dalkan mid kamida dalalka ugu layaabka iyo quruxda badan dunida. Marka laga yimaado cuntada, labiska, diinta, luqada iyo waxyaabo kale oo badan, waxa aan laga gam’ayni waa farshaxanada wadankani qaniga ku yahay.

10 Cudur Oo Laga Qaado Hurdo Yarida

Cilmiga caafimaadka ee casriga ah ayaa lagu ogaaday in hurdo yaraantu ay qofka ku keento dhibaatooyin caafimaad oo ay ka mid tahay in ragga uu ku yaraado hormoonka Testosterone iyo in uu cimrigiisu ka soo gaabto inta laga filayey.

10 Arrimood Iyo Xaqiiqooyin Layaab Leh Oo Aanay Dunidu Ka War Qabin Oo Ay Leedahay Qaaradda Afrika!!

Qof kasta oo innaga mid ahi marka uu maqlo ama dhegtiisa ay ku soo dhacdo magaca Afrika waxa uu xasuustaa qaarad dadkeedu yihiin kuwo la dhibaataysan Faqri iyo saboolnimo ba’an, gaajo iyo cunto la’aan, dagaalo iyo iska hor imaadyo qabali ah, khayraad aan laga faa’iidaysan, aqoon darro iyo jahli ba’an, cudurro iyo dhibaatooyin caafimaad, tahriib iyo qaxootinimo.

10ka Filim Ee Ugu Qaalisan Dunida

Markaana waxan diirada saari doonaa 10-ka filim ee Hollywood ah kuwooda lacagaha ugu badan soo xareeyay isku darka gudaha USA iyo daafaha caalamka (Worldwide Gross) sanadkii tagay.

Dumarka Caanka Ah Ee Lagu Helay Inay Nimankooda Khiyaameeyeen

Waa caado soo jireen ah in dumarku marka laga hadlayo dhanka xidhiidhka u dhexeeya iyaga iyo raga ay ula macaamilaan sida ay rabaan.

Mucjisooyinka Dunida Ee Todobada Ah

Waxa ay ahayd 2007, markii inkabadan 100 million oo qof u codeeyeen una aqoonsadeen todobada mucjiso ee dunida liiska goobahan hoos ku xusan:

8da Goobood Ee Ugu Ilaalada Adag Dunida Iyo Sababta

Waxa jira goobo si aad ah oo xoogan loo ilaaliyo, halkaas oo bini-aadam iska daaye ay adagtahay in shinbiruhu dul maraan.

10ka Wadan Ee Leh Shuruucda Ugu Tigtigan Dunida

Wadamada ayaa sharciyada u samaysta si dadkiisu u raacaan, iyada oo aanay jirin cid ka saraysa sharcigaas. Haddaba waxa aan maqaalkan ku xusi doonaa liiska 10 ka wadan ee iyagu leh sharciyaa ugu adag,

10ka Wadan Ee Ragoodu Soo Iibsado Dumar Ay Guursadaan Iyo Sababta

Marka aad aragto cinwaanka maqaalkan waxa markaba maskaxdaada kusoo dhacaya sababta keentay dumar yaraanta ka jirta wadamadan waxa aanan garan karnaa inaad la yaabi doonto maxaa yeelay rag farabadan oo

5 Meelood Ee Ugu Khatarta Badan Dunida Oo Somaliya Lagu Daray Iyo Sababta Loogu Daray

Caalamka waxa uu leeyahay goobo badan oo qurux badan taaso aad mar waliba ku hamiso inad aado ama booqato si aad waqti fiican ugu qaadatid laakiin waxan ku haaya 5 meelood e loo Aqoonsaday inay yihiin goobaha ugu qatarta badan caalamka taaso ay ku jirto dalkeena soomaaliya sida maqaalka loo daabacay waana arrin la yaab igu noqotay in soomaalia ay ka mid Tahay meelaha ugu qatarta badan caalamka waana xog ay diyaarisay ama qortay majalada ka faaloota arimaha caalamka (humornation)

fadlan hoos ka bogo warbixinada 5 meel ugu qatarta badan caalamka

1. Antarctica

meeshan waa dhul aad u weyn oo wada baraf ah oo noole bini’aadam uusan ku noolan karin qabow darteeda waxa uu heerkulkiisa hoos u dhacsan yahay 90 degree qabowgiisa waa mid ugu daran caalamka

hadaad halkaas ku xanuunsato ma helaysid qof ku caawiya maadama dhulkaas aysan isbitaal lahayn xitaa qof bini’aadan ah ma dagan meeshaas ma jirto wax bad-baadin ah waana goob ka mid ah kuwa Ugu qatarta badan caalamka

2. Somalia

waxa somalia loo yaqaan dhul u taranta kaliya burcad badeedka  gacan ku dhiiglayaasha kuwa qaraxa sameeya iyo dhalinyaro aan waxbarasho la’aan laakiin waxa ay si fiican u yaqaanan sida hubka loo isticmaalo taaso dowlad walba oo timaado ay fashalinto inay wax ka qabato dhibaatooyinkaas

iyadoo dadka ka imaanaya caalamka ee imaanaya dalka soomalya inta aysan soomaaliya aadin waxaa la siiyo digniino fara badan waxaa qasab ah hadaad imaanayso soomaaliya waa inaad caanshuur siisa policeka si ay ku difaacaan soomaaliya ayaa kaalinta labaad kaso gashay liiskan

3. Danakil Desert

meeshan waxaa lagu tilmaama dhulka lama-deegaanka kan ugu naxriista daran ee caalamka oo hadaad doonayso Inad booqato waxa marka hore ka diidaya dowladaada madaama dhulkan uu  yahay goob weligeeda laysku dagaali jiray

iyadoo dad badan halkaas ay ku maqan yihiin taaso aan la ogeyn in la afduubay iyo in la dilay mana ahan goob uu ka ak dhow yahay bad ama meel la dago

4.  Afghanistan

meeshan waxa lagu qeexa dhulka ismiidaaminta maadaama uu maalin walba halkaas uu ka dhaco qaraxyo waa weyn taaso ay ku dhintaan boqolaal qofood mana ahan dhul lagu noolaan karo xitaa hal maalin madaama amnigiisa uu aad u xun yahay adigana aad heli karin qof ku ilaaliya maxaa yeelay xitaa dowlada ayaa amnigeeda u cabsata

5. Snake Island

jaziiradan waa mid gaar ah oo ay leeyihiin masaska noocyadiisa kala duwan sida copra  waxaana ku nool masaska kuwood ugu qatarta badan caalamka kumana arkaysid qof Bini’aadam ah

maadaama aysan isla noolaan karin masaska qatarta leh waxaana jasiiradan ay u dhex taala wadanka brazil laakiin dowlada brazil waa ay ka mamnuucday inuu qof aado meeshan waxaana loo xilsaaray quburo ku xeel dheer masaska

Baro 10 Qof ee Ugu Qanisan Technologiyada

qormadeenan ayeynu kusoo bandhigi doonaa 10ka qof ee ugu qanisan dadka ka ganacsada aaladaha casriga ah ee tiknoolajiyada.

Baro 10ka Shay Ee Ugu Qaalisan Dunida Iyo Qiimahooda.

waxa jira shayo aad u qaali ah oo dunidan guudkeeda lagu kala iibsado waxana qormadeenan aynu kusoo bandhigi doonaa 10ka shay ee ugu qaalisan dunida

Daawo 10ka Wado ee Dunida ugu Halista Badan Dunida.

daawo 10ka wado ee ugu halista badan dunidan aynu ku nool nahay

Baro 10 Qof Ee Ugu Xaraabaha Badan Shirkada Bollywood Ee Filimada Hindida

Waxa aan caawa idinla wadaagi doonaa indiina soo gudbin doonaa qaar kamida aktarada ugu qosolka iyo majaajilad badan ee shirkada soo saarta aflaamta hindiga ee Bollywood India.

KA FAA’IDAYSO: 10 Arrimood oo qofka ka caawin kara in uu iska ilaaliyo Xumaanta

10 Arrimood oo qofka ka caawin kara in uu iska ilaaliyo Xumaanta, Waa Muxaaadiro uu inoo Jeedin Doono Sh Barbaraawi.

Maxaad Kala Socotaa 5-ta Dhisme Ee Dunida Ugu Dheer-2016.?

Dunida aynu guudkeena ku noolnahay ayaa maalinba maalin waxa soo badanaya dhismayaasha kala duwan ee DHererka iyo Jooga iskugu Baanaya, hadaba qoraalkeenan caawa waxynu ku milicsan doonaa dhismayaasha dunnidan ugu dheer ee sanadka 2016-ka

Liiska Jaamacadaha Ugu Fiican Dunnida Oo La Shaaciyey iyo Harvard Oo Kaalintii Koowaad Laga Qaaday.

Liiska Jaamacaha ugu horeeya dhanka Tayada waxbarasho Oo La Magacaabay ayaa Jaamacada harvard oo markhii ugu horeaysay laga qaaday kaalinta Koowaad ee Liiskaasi, waxaana galay Jaamacada California Institute Of Technology.

10 Arimood oo kaa caawinaayo inaad doorato Qof aad ku Una Qalma Nolashaada

 

Nolosha aduunka ee qadhaadhka iyo macaanka isku lifaaqan, waxa ay ku qurux badan tahay dabaalashadeedu adiga iyo wehel kuu qalma oo aad is heshaan.

10-Ka Wadan Ee Ugu Jaban Xaga Dalxiiska Ama Safarka

Qoraalkan oo kooban ayaanu ku eegi doonaa 10 wadan ee ugu jaban dhinaca u dalxiisida ama U safrida arimaha kala duwan sida Ganacsiga.

Wax Ka Ogow 8-da Aktar Ee Ugu Ciyaarta Fiican Atoorayaasha BollyWood Oo La SHaaciyey

dhawaan ayay ahayd markii Jariirada Indian Times ayaa soo bandhigtay 8-da jilaa ama atoore ee loogu ciyaarta jecel yahay Bollywood, jilayaasha Bollywood ayaa inta badan aad looga xiiseeya dhulka Soomaalidu degto. waxaana ay u yaqaanaa magacyo gaar ah

Xaaskii Hore ee Aktarka Hrithik Roshan Oo Beenisay Warar Maal-mihii Ugu Danbeeyey Laga Qorayey.

Xaaskii hore ee ee Aktarka Reer Hindia Hrithik Roshan oo lagu magacaabo Sussanne Khan ayaa ka codsatay inay joojiyaan wararka ay fidinayaan saxaafada iyo dadka reer Hindiya.

Shirkada Gawaadhida Ee Volvo Oo Soo Saartay Gaadhi Bilaa Darawal Ah. Daawo Sawirada

Shirkada soo saarta gawaadhida ee Volvo ayaa shaacisay inay dhamaadeen Gawaadhida is wada ee Bilaa Darawalka ahi, Taasoo ay soo saari doonto dhamaadka Sanadkan.

DAAWO Magaalooyinka Ugu Dalxiiska Badan Qaarada Afrika

Waxaynu Jeleeci Doonaa Muuqaal Aad U qurxoon Kaas Oo Lagu Soo Xushay Qaar Ka Mid Ah Magaalooyinka Ugu Booqashada Badan Qaaradan Afrika.

Wax ka Ogow 10- ka mid ah ikhtiraacyadii Dunida Saamaynta Ku yeeshay

ikhtiraacyadii dunida faa’idada u yeeshay ayaanu ku eegi doonaa Vediogan soo socda, balse isku day inaad yara fikirto oo aad malayso waa kuwee bal ikhtiraacyadii dunida saamaynta dhabta ah ku yeeshay

8 Qalad oo si Fudud u Dhaca oo Sun ka dhigi kara Dawada aad Ilmahaaga Caafimaadka u siinayso

Caadi ahaan dawadu waa saaxiibka koowaad ee ruux kasta oo buka ama qof uu jecel yahay ka bukaa kula dadaalo in uu caafimaad ka raadiyo, laakiin in badan oo innaga mid ah ayaa aan dhaadsanayn in ay jiraan qaladaad marka ay dhacayaan qofka sameynaya iyo dadka ku xeeran oo xitaa mararka qaarkood xitaa dhakhaatiirtu aanay sharaysan oo dhaca marka ilmuhu dawada qaadanayo. Qormadan maanta waxa aynu ku eegaynaa qaar ka mid ah qaladaadkaas dillaaga ah ee laga yaabo in ay si fudud u dhacaan xilliga ilmuhu dawada qaadanayo.

Wax ka ogow 20-ka Magaalo ee Dunida Ugu Dadka Badan iyo Tirada Dadka Ku Nool

Wax ka ogow 20-ka Magaalo ee Dunida Ugu Dadka Badan iyo Tirada Dadka Ku Nool

Tirade dadka ee dunida ayaa maalinba maalinta ka danbaysa sii kordhaysa iyadoo wadamada qaar ay korodhkaas ugu sareeyaan. Dhanka kale magaalooyinka wadamada qaar ayaa si joogta u sii camirmaya waxaana suurto gal in magaalo qudhi ay ka badato tirade umado dalal kale oo dunida ka jira.

Tallo Caafimaad:  10 Arrimood Oo Kugu Qasbaya Inaad Joogtayso Cunista Muuska

Cunista muuska ayaa dhakhaatiirtu in badan kula taliyaan dadka bukaanka ah iyo cid kasta, hadaba waxaa jira faa’idooyin badan oo ay leedahay cunista Muusku kuwaas oo dhinacyo badan taabanaya.

Calaamadaha Ugu Horeeya Ee Lagu Dareemo Cudurka Macaanka.

Macaanku waa cudur uusan jirku si haboon uu isticmaali karin cuntada quwad ahaan. Unugyada tirada badan ee jidhka ku jira waxay u baahan yihiin shidaal ay ku noolaadaan oo ku koraan.

Faalo: Falalkii Ugu Halista Badnaa, Howl-gallada Budhcada Internet-ka – Q-1aad

 

Tan iyo markii nolosha bulshada caalamku noqotay mid aan sina uga maarmin internetka , ku xidhnaantiisa iyo baahida loo qabaana  sii xoogaysatay, waxa daris la noqotay nolol maalmeedkii binu aadamka, xaalad wer-wer oo maalinba maalinta ka dambeysa sii xoogaysanaysa.

Tallo Caafimaad: Samee 3 Arimood Oo kaa Caawinaya Caafimaad Qabka Beerkaaga

Beerka bani’aadamka ayaa ah Xubinta ugu wayn organada Uurku jirta, isagoo qabta shaqooyin boqolaal ah oo muhiim ah waxaana ugu muhiimsan shaqooyinkiisa sida; Inuu wixii wasakh ama Sun ah kasaaro dhiiga iyo jidhkaba, sidoo kale waxa uu qayb wayn ka qaataa habdhiska dheefshiidka iyo inuu jidhka u kaydiyo Glucose ta taas oo ka caawisa Enerjiga ama tamarta.

Wax Ka Ogow: LIISKA Tababarayaasha Ugu Mushaharka Badan Sanadka 2016-ka Oo La Soo Saaray

Liiskan oo ka kooban 10-ka tababare ee ee ugu mushaarka badan aduunka sanadka 2015-2016, ayaa waxa hogaaminya tababaraha kooxda Bayern Munich Pep Guardiola oo la filayo inuu mushahar kabadan kan uu haatan ka qaato kooxda Bayern inuu ugu wareego kooxda Man City oo uu heshiis sadex sano ah la galay.

Samee Shantan (5 )Qodob Oo Faa’ido U Leh Dhamaan Qaysaska Islaamka +Video

Samee Shantan (5 )Qodob Oo Faa’ido U Leh Dhamaan Qaysaska Islaamka, nuxurka iyo dulucda mawduucani oo ah mid Macno wayn kuu samayn doona Noloshaada iyo ta reeer kaagaba. waxaan hubaa inaad Xusuustaada ku reebi doonto Mid aad ka faa’ido dhamaan noloshaada maalmaha aad nooshahay.

Wax Ka Ogow Wadamada Ugu Passport ka Fiican Dunida

akhriste qoraalkan iyo Video gan hoose waxaanu kuugu haynaa waddamada dunida Baasbooradoodu ugu awooda badan yihiin, Micno ahaan waa wadamada Passport kooda lagu gali karo wadamada ugu badan dunnida. dhanka kale wadamadan ayaa Sumcad ahaan ah kuwa loogu qadarin badan yahay.

Maxaad Ka Taqaana Wadamada Ugu Xeebta Dheer Dunida + Vedio

qoraalkan iyo Video gan hoos ku xusan ayaynu ku eegi doonaa wadamada ugu xeebta dheer Dunida ay ku nool nahay waxaanay kala yihiin sidan hoos ku xusan….

Panama Papers: Dokumentiyo sirta ah Oo Soo Bandhigaya Fadeexado Musuqmaasuq Kaas Oo ay Ku Jiraan ACtarada Boly wood, Ciyaar yahano iyo Dad badan Oo Caan Ah

Sida laga warqabo sanadkii hore wax dunidu aad u hadal haysay fadeexdihii Swiss Leaks, balse sanadkan 2016 ka ayaa maalintii axadii 03 Bishan April ayaa waxaa mar qudha soo baxay Documentiyo sir ah lagu magacaabo Panama Papers.

Daawo: Goobaha Dunida Ugu Quruxda Badan

Dunida waxaa jira goobo Qurux badan oo qofkastaa Jeclaysto marka uu daawado inuu daawado, dalxiis u tago ama uu ku noolaan lahaa hadii uu wakhtigu u saamaxayo hadaba daawada liiska goobaha ugu quruxda badan dunida aanu ku nool nahay iyadoo goobahaasi ugu caansan yihiin liiskan hoos ku xusan

Tallo: Cuntooyinka Ugu Haboon Inay Isticmaasho Hooyada Xaamilada ahi.

ilaalinta xaalada caafimaad ee hooyada uurka leh ayaa ah mid muhiim ah, hadaba qoraalkan ayaanu akhristayaashayada sharafta badan ugu soo tabin doonaa tallooyin ku saabsan hooyada gaar ahaan inagoo jaleeci doona cuntooyinka u fiican inay isticmaasho xiliga ay uurka  leedahay, sababtoo ah Jidhkeedu wakhtiyadan oo kale waxa uu u baahan yahay Calcium, Iron iyo Vitamino Ka badan intii hore. hadaba Halkan hoose ka Daalaco 7 Cunto oo u fiican Hooyada Xilliga ay Uurka Leedahay waana sidan;

Digniin Caafimaad: Wax Ka Ogow 8 Arimood Oo Aad Halis Ugu Jirto Inaad Ka Qaado Cudurka Macaanka

Digniin Caafimaad:  Wax Ka Ogow 8 Arimood Oo Aad Halis Ugu Jirto Inaad Ka Qaado Cudurka Macaanka
Arimo badan ayaa sababa cudurka Macaanka kuwaas oo badankooda Dadku og yahay balse waxaa jira arimo qarsoodiya oo kugu sababi kara macaan. Hadaba inta badan dadka ayaan aqoon u lahayn arimahan oo loo yaqaano Sababaha Qarsoon ee Keena Macaanka (silent-causes-of-diabetes). Hadaba wax ka ogow akhriste liiskan hoos ku qoran.

Baro 10ka Wadan Ee Leh Raga Ugu Khiyaamada Badan Dunida.

Khiyaamada lammaanayaashu iskula kacaan waa caado xun oo ay dhammaan diimaha dunida lagaga dhaqmaa ka soo horjeedaan balse si weyn haddana ugu baahsan shaaracyada adduunka iyada oo ay in badan dalalka adduunka ka jirto xaaladaha khiyaamada ah ee ay ku kacaan ragga iyo haweenkuba.

WhatsApp chat
%d bloggers like this: