Category Archives: Xidigaha Geeska

La Cawee Libaaxa Iyo Kooxda Xidigaha Geeska Oo Idin Haya Heeso Cusub Iyo Waliba Music Cusub

La Cawee Libaaxa: Show cusub, Heeso Cusub, Muusic cusub iyo Xiddigaha Geeska. Ka qayb soo qayb gal wanaagsan.

Aqoonta aan u leeyahay Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax WQ Maxamed Siciid C/laahi

Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax) waa abwaan qiime iyo qadarin ku leh bulshada Somaliyeed oo fankiisu gaadhay meel kasta oo Somalidu degto, waa Abwaan ku dayasho mudan
Abwaan Xasan Dhuxul waa tiir-dhexaadka Fanka Somalida, gaar ahaan waa Abwaan Qaran oo ka soo jeeda Somaliland, islamarkaana sammeeyay heeso badan oo qaranimada ka turjumaya, kuwo waddani ah iyo qaar jacayl u badanba.

Hees Cusub Wacnaan By Asma Saban

Hees Cusub Wacnaan By Asma Saban

Kooxda Xidigaha Geeska Oo 10.000 Oo Dollar Ugu Deeqay Abaaraha Somaliland

Kooxda fanaaniinta xidigaha geeska oo caawa ka qayb galay xafladii qaadhaanka loogu u ruurinaayey abaaraha baassan ee ka jira gayiga Somaliland xafladan oo lagu qabtay aqalka madax tooyada Somaliland .

Filasho Wacan Dhawaan Barnaamijka 2017 Ee Xidigaha Geeska Iyo Xiisaha Fanka

Kooxda fanaaniinta xidiga geeska oo dhamaystiran ayaa waxay habeenkii xalay ahaa ku qabteen magaalada Hargaysa Barnaamij aad u agaasiman barnaamijkan oo ka duwan dhamaanba barnaamijyadii hore loo qaban jiray aayaa waxay kooxdu ku soo bandhigtay heeso cusub oo aad aad uga heli doontaan barnaamijkan oo dhamaystiran waxaad daawan doontaan Dhawaan 

Anigu Abwaan Reer ah Ma ihi Gudoomiyaha Xidigaha Geeska Abwaan Xasan Dhuxul (Laabsaalax)

Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo ku baahiyey bartiisa Facebooga ayaa kaga hadlay qoraalkiisan arimo badan oo uu uga gol leeyahay inuu ku qanciyo bulshada Suaalaha ka qabta Shaqsiyadiisa  qoraalkan ayaa u dhignaa sidatan

Daawo: Fanaanka Nimcaan Hilaac oo lagu xidhey Dalka Suudaan

Fanaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan (Nimcaan Hilaac ) ayaa lagu xidhey dalka Suudaan ka dib markii uu ku tagey safar dalkaas, fanaanka oo ku qabtay bandhig faneed ayaa la xidhay xili ay socotay xafladii ama show gii uu ku qabtay

Jiritaanka Xiddigaha Geeska Iyo Guddoomiyaha Cusub: W/Q: Sakariye-Awaare.

Kooxdan oo ah hiilka keliya ee maanta garab taagan Fanka iyo masraxa soomaalida. Waa raxan ku hirgashay oo ku caan baxday isku duubnni, isu tanaasul, is gacan qabasho, is maqal iyo isu dhellitiranaan wiilal iyo gabdha ba.
Dhammaantoodna ah dhallinyaro mid waliba uu wato hibadiisa, halabuurkiisa, xirfadiisa, qoontiisa iyo kartidii uu ku fulin lahaa waajibaadka uu kooxda u hayo. Waa koox ka kooban qiyaas ahaan soddoneeyo qof oo isugu jira Abwaaniin, Fannaaniin, Mulaxamiin, Miyuusishanno Kaban iyo Biyaano ba tuma, Sawirqaadeyaal iyo Mus-danbeedyo. Oo ku dhisan kala qaadashada talooyinka iyo tusaalaha, intaas waxa dheer Sharci qoran oo si toos ah loogu dhaqmo lana ilaaliyo.

Daawo: Kooxda Xidigaha Geeska iyo Saxaafada oo ku cartamaya Ciyaarta Dhici doonta khamiista

Kooxda Xidigaha geeska iyo Saxafiyiinta somaliland oo la filayo inay kulan ciyaareed yeeshaan maalinta khamiista ayaa maanta kaftan hanjabaad iyo isku baan iskugu jira ku dhaxmarey xarunta hargeisa sidoo kale kulanka oo ahaa mid lagu ogaysiinayo dadkana lagu baraarujinayo inay khamiista kasoo qaybgalaan ciyaartan oo dhaqaalaha kasoo baxaya loogu talagaley in lagu caawiyo dadka abaaruhu saameeyeen

halkan ka daawo

Haka Maqnaan Ciyaarta Xiisaha Badan ee Xidigaha Geeska iyo Saxafiyiinta Dalka Somaliland

Ciyaartan oo ka dhici doonta Garoonka Kubbada Cagta ee Hargeisa Stadium 16 bisha march 2017 ayaa ah mid kooxda xidigaha geeska iyo Fanaaniintu ugu tala galeen inay ku caawiyaan wixii dhaqaale ka soo baxa ciyaartan dadka tabaaleysan ee abaarta ba’ani hayso

Cabdihani Xaashi oo soo Saarey Hees cusub oo la magac baxday Siman

Fanaanka caanka ah ee cabdihani xaashi cabdilaahi oo kamida kooxda xidigaha geeska fanaaniinta ugu cadcad looguna jecelyahay ayaa soo saarey hees cusub oo la magacbaxday Siman Heestan imika daawaha laga soo qaadey ee uu ina soo gaadhsiiyey xidiga wakhtigan ee fanku waa cabdihaniye ereyadeeda waxaa curiyey abwaan Maxamed Cali Xidig Laxanka Cabdirashiid Indho Music Axmed Wali Ibraahim Furinle

Halkan ka Daawo 

Silsilada Shiinley ee uu Bilaabey Abwaan Laabsaalax

Silsiladan SHIINLEYDA- oo ka bilaabantay Barta Facebook oo markii ugu horaysay abwaan xasan dhuxul laabsaalax soo dhigay maanso kooban bogiisa gaarka ah ee Uu Facebook-ga ku leeyahay ayaa waxa ka jawaabay abwaanada wakhtigan kuwooda ugu miisaanka iyo midhaha cukusle- islamakaana waxay u muuqataa silsiilad ka ka turjumaysa dareenka bulshada inktastoo aanay jirin ilaa hada aragtiyo aad loogu kala duwanyahay oo abwaanada ay iskaga soo hor-jeedaan hadana waxa muuqata in ay noqon karto silsilad si wayn loogu kala qaybsamo
Halkan ka Akhti Dhamaan Maansooyinka ku Jira Silsiladan

Daawo Fanaanada Sanadkan Xamda Queen Oo Soo Saartay Muuqaal Iyo Hees Cusub Oon Hore Loo Arag Dib Miyaad U Soo Dhalan

Daawo Fanaanada Sanadkan Xamda Queen Oo Soo Saartay Muuqaal Iyo Hees Cusub Oon Hore Loo Arag Dib Miyaad U Soo Dhalan waxa ereyada alifay Abwaanka Cabqariga ah ee Xasan Dhuxul Laabsaaalax laxanku waa Maxamed Miyir Xaaji halka uu farihiisa ula tagay musica macaan macalinka wayn ee Axmed Wali Ibraahim Furinle.

Ruug Cadaagii Soo Rogaal Celi Fanaanka Mursal Muuse Cumar Oo Soo Saaray Muuqaal Aad U Cajiib Badan

Ruug Cadaagii Soo Rogaal Celi Fanaanka Mursal Muuse Cumar Oo Soo Saaray Muuqaal Aad U Cajiib Badan

Cabdihani iyo Xamda Queen Qalbiga Faraha iiga Daa Hees Cusub Official Music Video VOA SHOW 2017

Xamda Queen iyo Cabdihani ayaa waxay yidhaahdeen  qalbiga faraha iiga daa heestan oo ay ka qaaday munaasibada xuska sanad guuradii 10aad ee aasaaaska idaacada VOA da

Daawo Mursal Muuse New Song Nasiib VOA SHOW 2017 HD

Heestan oo ah hees cusub oo lamagac baxday Nasiib ayaa waxa uu fanaanku ka qaaday munaasibadii lagu xusaayey 10 guuradii aasaaska idaacada VOA da

Daawo: Fanaanka Maxamed Axmed Bakaal Ciro oo Bandhigii uu dubai ku qabanayey ka dhigay 16 February

Fanaanka caanka ah ee maxamed axmed Bakaal Ciro oo ka tirsan fanaaniinta Xidigaha Geeska kana mida Fanaaniinta bulshada soomaalidu meel kasta oo ay ku suganyihiin ay fankooda jecelyihiin ayaa ku qaban doona bandhig faneedkii habeenka jacaylka aduunka 16 February magaalada dubai hotel ewan halkan ka daawo Maxamed Ciro oo idiin faahfaahinaya

Daawo ANSHAX HEESTA MAALMIHII WACNAA HARGEYSA STADIUM GURMADKA ABAARAHA 2017

Al fanaan Cabdirisaaq Anshax heeta maalmihii wacnaa way soosocdaan iyo barnaamijka taakulaynta abaaraha ee shalay lagu qabtay garoonanka ciyaaraha ee magaalada Hargeisa 

CABDI HANI XAASHI HEESTA DARANDAAR HARGEYSA STADIUM 2017

Cabdi hani Xaashi Cabdilaahi iyo ka qayb qaadashadii barnaamijka gurmaka abaara ee shalay lagu qabtay garoonka kubada cagta ee Hargaysa

Daawo Sawirada Hadhimo Sharafeedii Xidigaha Geeska iyo Ayaan Cashuur.

Daawo sawirada xaflad qado sharaf ahayd oo kooxda xidigaha geesku u qabteen safiirka Somaliland ee wadanka UK Marwo  Ayaan Cashuur

Kooxda Xidigaha Geeska oo Qado Sharaf u sameeyay Safiirka Somaliland ee UK

Kooxda Xidigaha Geeska oo Qado Sharaf u sameeyay Safiirka Somaliland ee UK

Kaalin Intee Le’eg Ayaa Uu Facebook Ku Lahaa Guusha Lama Filaanka Ahayd Ee Trump Ka Gaadhay Doorashadii Madaxweynaha Maraykanka

Mar keliya ayaa taageerada loo hayey murashax Donald Trump ay cirka isku shareertay bishii Sabtembar ee sannadkan kadib markii barkulanka-bulsho ee Facebook lagu faafiyey maqaal hal milyan oo jeer la sii baahiyey (Share) oo sheegaya in wadaadka ugu sarreeya mad-habta Kaatoligga Pope Francis uu taageeray murashaxnimada Donald Trump.

Toban God Oo Ka Samaysmay Dhulka Oo Si Mucjiso Ah Hoos Ugu Go’ay Iyo Dalalka Ay Ku Yaallaan

shabakadda wararka bariga dhexe ee MBC ayaa ka warramaysa godad guntooda hoose aan illaa hadda cidi ka soo warramin oo ku yaalla dalal kala duwan oo dunida ah.

Fanaanada Yurub Geenyo iyo Musishanka Caanka ah Axmedwali Furinle oo soo Gaadhay Magaalada Hargeisa

fanaanaanada Yurub Geenyo iyo Musiishanka Caanka ah isla markaana ah gudoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska Axmedwali Ibraahim Furinle ayaa soo gaadhey Magaalada Hargeisa waxaana ku soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International airport kooxda Xidigaha Geeska labadan fanaan oo ka soo laabtey cariga ingiriiska kadib markii ay ka qayb galeen bandhiga somali weak

Daawo: Xidigaha geeska oo Yurub geenyo iyo Axmedwali Furinle u sameeyey Sagootin

Kooxda Xidigaha Geeska ayaa maanta u sameeyay Qado sharaf sagootin ah yurub geenyo iyo axmed wali furinle oo ka qayb galaya somali weak festival oo lagu qabto sanadkiiba hal mar wadanka UK xaflada oo ay kasoo qayb galeen dhamaan kooxda xidigaha geeska inta dalka joogta iyo qaar kamida xildhibaanada golaha deegaanka caasimada iyo agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta iyo wacyi galinta

Martida Metelaysa Somaliland Ee Somali Week Festival Oo Todobaadkan Gaadhi Doona London

Hargeysa, (HR)- Martida metelaysa Somaliland ka qayb-gali doona Bandhigga Somali Week Festival oo isugu jira Abwaanno, Mulaxamiisteyaal, Fanaaniin iyo Musiishan ayaa la filayaa inay todobaadkan ka degaan magaalada London ee carriga Ingiriiska oo sannad kasta lagu qabto.

Hassan Dhuhul Labsalah Revives Somali Music Industry through his Song Writing Talent

By Abdirisak Itaqile

Somali society has a rich musical heritage where poetry, oratory, theatre and songs are the dominant forms of cultural expression. Somali artists, song writers and poets once used to set the goals and visions of their nation, and every Somali child aspired to become an artist when he or she grew up.

Daawo : Barnaamijka Xulka iyo Xidiga fanaanka Bulaale Jaamac Bulaale

Martida barnaamijka XUlka iyo Xidiga tobaadkan waa fanaanka reer djibouti ee Bulaale Jaamac Bulaale oo ku soo bandhigi doona Heeso cusub oo aan hore dhagihina u soo gaadhin iyo qaar kamida heesihiisa caanka ah Halkan ka Daawo

Daawo: Yurub Geenyo oo soo saartey Muuqaalka heesta Maaweelo

Halkan ka daawo Fanaanada caanka ah ee Yurub Geenyo oo soo saartey muuqaal cusub oo loo sameeyay heesta Maaweelo

Daawo : Yurub Geenyo oo soo saartey hees cusub oo la magac baxdey Xiisaha

Fanaanada Yurub Geenyo oo ka mid ah fanaaniinta loogu jecelyahay ayaa soo saartey hees cusub, heestan ereyadeeda waxaa sameeyey Abwaan Cali Moode Laxanka waxaa saarey Cabdiladiif music Axmed Wali Ibraahim Furinle Codkuna waa Fanaanada Yurub Geenyo Halkan Ka Daawo

Yurub Geenyo, Caabi Mire iyo Axmed wali furinle oo u ambaxay ka Qayb Galka Somaliweek

Fanaaniinta kala ah Yurub geenyo, Caabi Mire iyo Muushiisanka Caanka ah Axmedwali Ibraahim Furinle ayaa u ambabaxay ka qaybgalka Xaflada lagu qabto sanadkiiba halka mar Wadanka Ingiriiska ee loo yaqaan Somali Week Festival fanaaniinta oo marka hore sii maraya wadanka itoobiya,

Daawo: Fanaanka Maxamed Axmed Bakaal (ciro) oo soo saarey Jawaabtii Heesta Nolosha cusub soo dhawee

Fanaanka Maxamed Axmed Bakaal Ciro ayaa soo saarey Hees cusub oo jawaab u ah heestii nolosha cusub soo dhawee ee uu hore u qaaday fanaanka maxamed Bk Ereyada Heestan waxaa sameeyay isla Abwaankii sameeyey nolosha cusub Abwaan Cabdirisaaq Xaamud Caydiid Jaylaani Halkan ka Daawo Heestan Cusub 

DAAWO: BARNAAMIJKA CIIDA XIDIGAHA GEESKA IYO BANDHIGA HAWRAAR MEDIA QAYBTII 2AAD

Barnaamijkan Bahda hawraar ugu talagashey Raali galinta Bulshada soomaaliyeed ee ku xidhan Shabakada Hawraar oo Qaybtii sii hore aan baahinay, Qaybtan oo ah Qaybtii labaad ee barnaamijka ayey ku jiraan heeso cusub oo ay qaadayaan fanaaniinta kala duwana ee xidigaha geeska Halkan Ka Daawo

DAAWO: BARNAAMIJKA CIIDA XIDIGAHA GEESKA IYO BANDHIGA HAWRAAR MEDIA QAYBTII 1AAD

Barnaamijkan oo bahda hawraar ugu talagashey raali galinta bulshada soomaalida ee ku xidhan ayaan ku soo bandhignay waraysi xiiso badan leh iyo heeso cusub oo aan loogu talagaley dabaaldaga ciidan Nala Daawo Qaybtii 1aad ee Barnaamijka

Daawo: Fanaanka Nimcaan Hilaac oo Qaadaya Hees Maay ah

Fanaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan ( Nimcaan Hilaac ) ayaa soo saarey Hees Cusub oo Maay ah isagoo ku sugan Magaalada Kismaayo, Heestan oo uu fanaanku ka qaadayo madal aad loo agaasimey
Halkan Ka Daawo

Yurub Geenyo iyo Axmed Wali Ibraahim Furinle iyo Fanaaniin kale oo ka qayb gali doona Somali Week Festival

Sida ay ku baahiyeen Bogogooda Bulshadu ku kulanto Qaar kamid ah Hawl-wadeenada Xarunta Dhaqanka Magaalada Hargeysa oo ah xarunta FanaMartida fanaaniinta had iyo jeer ku casuunta xaflada Somali Week Festival oo sanadkii hal mar lagu qabto Magaalada London.

Daawo : Fanaanka Cabdirisaaq Anshax oo soo Saarey Hees Cusub

Fanaanka Cabdirisaaq Anshax ayaa soo saarey Hees cusub oo layidhaah wada dhalasho Heestan waxaa ereyadeeda curuyisey Abwaanada Sumaya Axmed Suni Waana laxankii Cabdinaasir Macalin Caydiid waana Musigii Axmed Wali Ibraahim Furinle 

Sagaal Faa’iido Oo Ay Caafimaadka Bani’aadamka Uleedahay Cusbada Baddu

Cusbada baddu si dhakhso ah ayay caalamku ugu fiday, ka dib markii dadku ogaadeen faa’iidooyinka caafimaad ee ay leedahay. Cusbada caadiyan waxaa laga helaa badda, umana baahna in la sanceeyo ama wax kale lagu daro si loo isticmaalo.

Daawo Musishanka Cabdi Abiib oo Hees Uqaadey Xaaskiisa Yurub Beela

Heestan uu musiishanku uqaadey xaaskiisa Yurub Beela ayaa la yidhaah garasho dheer ereyada heestan waxaa curiyey Abwaan Bilig Laxanka waxaa saarey Cabdicasiis Cali Ciise Iskalaaji Music Axmed wali Ibraahim Furinle

Daawo: Asma Love oo soo saartey Hees Cusub iyo Qisada Heestan

Fanaanada Asma Axmed Ismaaciil Asma Love ayaa soo saartey hees cusub oo layidhaah Toobiyaha Guusha, Ereyada heestan waxaa sameeyay abwaan Cabdiraxman Xaaji, Laxan waxaa saarey Fanaanka laxameystaha Daa’uud Xanfar music waa Axmed wali Ibraahim Furinle Halkan Ka Daawo Heestan Cusub