Sunday, January 20, 2019

Xidigaha Geeska

CABDIRISAAQ ANSHAX (QAMAR) HAPPY NEW YEAR XIDIGAHA LIVE SHOW 2018

CABDIRISAAQ ANSHAX LIVE SHOW HARGEISA 2018 [youtube https://www.youtube.com/watch?v=DbZu6fTxXow&w=454&h=380]

Halkan Ka Daawo: Barnaamijyadii Sanadka Cusub ee Xidigaha Geeska 2018

Xidigaha Geeska oo ah koox faneedka loogu jecelyahay Fanaaniinta Soomaalida ama Dhamaan Fanaaniinta ku heesta Afka Soomaaliga ayaa Bandhigyo kala duwan ku soo bandhigay...

Daawo : Fanaanka Dayax Dalnuurshe iyo Xaaskiisa oo lagu Soo dhaweeyay...

Fanaanka Dayax Dalnuurshe iyo Xaaskiisa ayaa maanta ka soo degay Gegida Diyaaradaha Hargeisa ee Cigaal International Airport Fanaanka waxaa si wayn usoo dhaweeyay dadweyne...

Daawo: Xidigaha Geeska oo hees Cusub u Qaadey Madaxweynaha Cusub ee...

Heestan Cusub ee Xidigaha Geesku soo saareen ayaa ah mid loogu tala galey dhiirigalinta madaxweyne Muuse Biixi Cabdi kuna dardaareysa inuu ka dhabeeyo siday...

Daawo :Fanaanka Nimcaan Hilaac oo Si weyn loogu soo dhaweeyay Boorama

Fanaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Xassan ( Nimcaan hilaac) ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal Fanaanka oo mudo ku maqnaa...

Daawo : Waraysi Xiiso Badan Maryan Mursal Ciise

Fanaanada Weyn ee Maryan Mursal Ciise Bootaan oo waraysi siisay Horn Cable Tv barnaamijka Habeenka iyo Hobolka HCTV ayaa ka sheekaysay waayihii kala duwanaa...

TOOS HALKAN UGA DAAWO XAFLADA XIL WAREEJINTA MADAXWAYNIHII HORE AXMED MAXAMED...

Waxaad halkan si toosa uga daawan kartaa xaflada Xilwareejinta Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Madaxweynaha Ladoortay Mudane Muuse Biixi Cabdi Xaflad...

Daawo : Fanaanada Yurub Geenyo oo sanadka cusub Bandhig ku qabaneysa...

Fanaanada aadka loo jecelyahay ee Yurub Maxamed Cabdi ( Yurub Geenyo) ayaa bandhig faneed ku qaban doonta sanadka cusub dubai bandhigan oo ay fanaanadu...

Daawo : Waraysi Xiiso Badan Fanaanada Dada yar ee Nimco Sagal...

Labadan Fanaan oo ka mid ah fanaaniinta dada yar ee leh hibada faneed ayaa waraysi bahda hawraar kula yeelatay magaalada hargeisa ku soo bandhigay...

La Cawee Libaaxa Iyo Kooxda Xidigaha Geeska Oo Idin Haya Heeso...

La Cawee Libaaxa: Show cusub, Heeso Cusub, Muusic cusub iyo Xiddigaha Geeska. Ka qayb soo qayb gal wanaagsan. themes

Aqoonta aan u leeyahay Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax WQ Maxamed...

Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax) waa abwaan qiime iyo qadarin ku leh bulshada Somaliyeed oo fankiisu gaadhay meel kasta oo Somalidu degto, waa Abwaan...

Hees Cusub Wacnaan By Asma Saban

Hees Cusub Wacnaan By Asma Saban [youtube https://www.youtube.com/watch?v=w3CUwHJWnjk]

Kooxda Xidigaha Geeska Oo 10.000 Oo Dollar Ugu Deeqay Abaaraha Somaliland

Kooxda fanaaniinta xidigaha geeska oo caawa ka qayb galay xafladii qaadhaanka loogu u ruurinaayey abaaraha baassan ee ka jira gayiga Somaliland xafladan oo lagu...

Filasho Wacan Dhawaan Barnaamijka 2017 Ee Xidigaha Geeska Iyo Xiisaha Fanka

Kooxda fanaaniinta xidiga geeska oo dhamaystiran ayaa waxay habeenkii xalay ahaa ku qabteen magaalada Hargaysa Barnaamij aad u agaasiman barnaamijkan oo ka duwan dhamaanba...

Anigu Abwaan Reer ah Ma ihi Gudoomiyaha Xidigaha Geeska Abwaan Xasan...

Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo ku baahiyey bartiisa Facebooga ayaa kaga hadlay qoraalkiisan arimo badan oo uu uga gol leeyahay inuu ku qanciyo bulshada...

Daawo: Fanaanka Nimcaan Hilaac oo lagu xidhey Dalka Suudaan

Fanaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan (Nimcaan Hilaac ) ayaa lagu xidhey dalka Suudaan ka dib markii uu ku tagey safar dalkaas, fanaanka oo ku qabtay...

Jiritaanka Xiddigaha Geeska Iyo Guddoomiyaha Cusub: W/Q: Sakariye-Awaare.

Kooxdan oo ah hiilka keliya ee maanta garab taagan Fanka iyo masraxa soomaalida. Waa raxan ku hirgashay oo ku caan baxday isku duubnni, isu...

Daawo: Kooxda Xidigaha Geeska iyo Saxaafada oo ku cartamaya Ciyaarta Dhici...

Kooxda Xidigaha geeska iyo Saxafiyiinta somaliland oo la filayo inay kulan ciyaareed yeeshaan maalinta khamiista ayaa maanta kaftan hanjabaad iyo isku baan iskugu jira...

Haka Maqnaan Ciyaarta Xiisaha Badan ee Xidigaha Geeska iyo Saxafiyiinta Dalka...

Ciyaartan oo ka dhici doonta Garoonka Kubbada Cagta ee Hargeisa Stadium 16 bisha march 2017 ayaa ah mid kooxda xidigaha geeska iyo Fanaaniintu ugu...

Cabdihani Xaashi oo soo Saarey Hees cusub oo la magac baxday...

Fanaanka caanka ah ee cabdihani xaashi cabdilaahi oo kamida kooxda xidigaha geeska fanaaniinta ugu cadcad looguna jecelyahay ayaa soo saarey hees cusub oo la...

Silsilada Shiinley ee uu Bilaabey Abwaan Laabsaalax

Silsiladan SHIINLEYDA- oo ka bilaabantay Barta Facebook oo markii ugu horaysay abwaan xasan dhuxul laabsaalax soo dhigay maanso kooban bogiisa gaarka ah ee...

Daawo Fanaanada Sanadkan Xamda Queen Oo Soo Saartay Muuqaal Iyo Hees...

Daawo Fanaanada Sanadkan Xamda Queen Oo Soo Saartay Muuqaal Iyo Hees Cusub Oon Hore Loo Arag Dib Miyaad U Soo Dhalan waxa ereyada alifay...

Ruug Cadaagii Soo Rogaal Celi Fanaanka Mursal Muuse Cumar Oo Soo...

Ruug Cadaagii Soo Rogaal Celi Fanaanka Mursal Muuse Cumar Oo Soo Saaray Muuqaal Aad U Cajiib Badan [youtube https://www.youtube.com/watch?v=MRSbOvbID1Y&w=454&h=380]

Cabdihani iyo Xamda Queen Qalbiga Faraha iiga Daa Hees Cusub Official...

Xamda Queen iyo Cabdihani ayaa waxay yidhaahdeen  qalbiga faraha iiga daa heestan oo ay ka qaaday munaasibada xuska sanad guuradii 10aad ee aasaaaska idaacada...

Daawo Mursal Muuse New Song Nasiib VOA SHOW 2017 HD

Heestan oo ah hees cusub oo lamagac baxday Nasiib ayaa waxa uu fanaanku ka qaaday munaasibadii lagu xusaayey 10 guuradii aasaaska idaacada VOA da [youtube...

Daawo: Fanaanka Maxamed Axmed Bakaal Ciro oo Bandhigii uu dubai ku...

Fanaanka caanka ah ee maxamed axmed Bakaal Ciro oo ka tirsan fanaaniinta Xidigaha Geeska kana mida Fanaaniinta bulshada soomaalidu meel kasta oo ay ku...

Daawo ANSHAX HEESTA MAALMIHII WACNAA HARGEYSA STADIUM GURMADKA ABAARAHA 2017

Al fanaan Cabdirisaaq Anshax heeta maalmihii wacnaa way soosocdaan iyo barnaamijka taakulaynta abaaraha ee shalay lagu qabtay garoonanka ciyaaraha ee magaalada Hargeisa  [youtube https://www.youtube.com/watch?v=Qsm3efNtAjo]

CABDI HANI XAASHI HEESTA DARANDAAR HARGEYSA STADIUM 2017

Cabdi hani Xaashi Cabdilaahi iyo ka qayb qaadashadii barnaamijka gurmaka abaara ee shalay lagu qabtay garoonka kubada cagta ee Hargaysa [youtube https://www.youtube.com/watch?v=h9phTVOFLFM]

Daawo Sawirada Hadhimo Sharafeedii Xidigaha Geeska iyo Ayaan Cashuur.

Daawo sawirada xaflad qado sharaf ahayd oo kooxda xidigaha geesku u qabteen safiirka Somaliland ee wadanka UK Marwo  Ayaan Cashuur

Kooxda Xidigaha Geeska oo Qado Sharaf u sameeyay Safiirka Somaliland ee...

Kooxda Xidigaha Geeska oo Qado Sharaf u sameeyay Safiirka Somaliland ee UK [youtube https://www.youtube.com/watch?v=KdTp6UAhn5Y&w=454&h=380]

Kaalin Intee Le’eg Ayaa Uu Facebook Ku Lahaa Guusha Lama Filaanka...

Mar keliya ayaa taageerada loo hayey murashax Donald Trump ay cirka isku shareertay bishii Sabtembar ee sannadkan kadib markii barkulanka-bulsho ee Facebook lagu faafiyey...

Toban God Oo Ka Samaysmay Dhulka Oo Si Mucjiso Ah Hoos...

shabakadda wararka bariga dhexe ee MBC ayaa ka warramaysa godad guntooda hoose aan illaa hadda cidi ka soo warramin oo ku yaalla dalal kala...

Fanaanada Yurub Geenyo iyo Musishanka Caanka ah Axmedwali Furinle oo soo...

fanaanaanada Yurub Geenyo iyo Musiishanka Caanka ah isla markaana ah gudoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska Axmedwali Ibraahim Furinle ayaa soo gaadhey Magaalada Hargeisa waxaana ku...

Daawo: Xidigaha geeska oo Yurub geenyo iyo Axmedwali Furinle u sameeyey...

Kooxda Xidigaha Geeska ayaa maanta u sameeyay Qado sharaf sagootin ah yurub geenyo iyo axmed wali furinle oo ka qayb galaya somali weak festival...

Martida Metelaysa Somaliland Ee Somali Week Festival Oo Todobaadkan Gaadhi Doona...

Hargeysa, (HR)- Martida metelaysa Somaliland ka qayb-gali doona Bandhigga Somali Week Festival oo isugu jira Abwaanno, Mulaxamiisteyaal, Fanaaniin iyo Musiishan ayaa la filayaa inay...

Hassan Dhuhul Labsalah Revives Somali Music Industry through his Song Writing...

By Abdirisak Itaqile Somali society has a rich musical heritage where poetry, oratory, theatre and songs are the dominant forms of cultural expression. Somali artists,...

Daawo : Barnaamijka Xulka iyo Xidiga fanaanka Bulaale Jaamac Bulaale

Martida barnaamijka XUlka iyo Xidiga tobaadkan waa fanaanka reer djibouti ee Bulaale Jaamac Bulaale oo ku soo bandhigi doona Heeso cusub oo aan hore...

Daawo: Yurub Geenyo oo soo saartey Muuqaalka heesta Maaweelo

Halkan ka daawo Fanaanada caanka ah ee Yurub Geenyo oo soo saartey muuqaal cusub oo loo sameeyay heesta Maaweelo [youtube https://www.youtube.com/watch?v=8c8DA96t_os&w=490&h=315]

Daawo : Yurub Geenyo oo soo saartey hees cusub oo la...

Fanaanada Yurub Geenyo oo ka mid ah fanaaniinta loogu jecelyahay ayaa soo saartey hees cusub, heestan ereyadeeda waxaa sameeyey Abwaan Cali Moode Laxanka waxaa...

Yurub Geenyo, Caabi Mire iyo Axmed wali furinle oo u ambaxay...

Fanaaniinta kala ah Yurub geenyo, Caabi Mire iyo Muushiisanka Caanka ah Axmedwali Ibraahim Furinle ayaa u ambabaxay ka qaybgalka Xaflada lagu qabto sanadkiiba halka...
WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
WhatsApp chat