Category Archives: Filimaan Cusub

Samuel L. Jackson oo ku cambaareeyay Aktarada Ingiriisku inay Qabtaan shaqadii ay qaban lahaayeen Aktarada Maraykanka Madoobi

68 jirkan Caanka ah ee Matalada Filimada Hollywood ka waa Samuel L. Jackson ayaa Waraysi uu siiyey idaacad ku taal new York maalintii isniinta ku sheegay inay jiraan Aktaro badan oo madaw ah oo ka soojeeda wadanka Ingiriiska hadana loo doorto inay Matalaan filimo lagu qabanayo maraykanka iyadoo la helayo Jilayaal badan oo madaw reer Maraykan ah kagana fiican kuwa Ingiriiska ka soo jeeda fahanka Luqada

Salman & Zhu Zhu oo bilaabey duubista Filimka cusub ee Tubelight

Salman Khan, ayaa si rasmi ah duubis ugu bilaabay Filimka Tubelight, kaasoo ay aktarad ka tahay Zhu Zhu oo ah gabadh aan ka soo jeedin dalka hindiya, aktaradan filinka tubelight matalaysaa waa gabadh 32 jir ah china u dhalatey

Salman Khan oo siweyn ugu dabaaldagay Dhamaystirka Filimkiisa Sultan Ee Lawada Sugayey

 aktarka wayn ee reer Hindiya kana mid ah atoorayaasha sida wayn looga yaqaano Bolly woodka ee Salman Khan iyo asxaabtiisa Filimka Sultan la jilaya ayaa aad ugu dabaaldagay soo afjarista duubista filimka.

Daawo Muuqaalka Heestii Ugu Horaysay Ee Filimka Akshay Kumar Soo Waddo

filmka cusub ee lawada sugayo ee Housefull kaas oo uu wado aktarka AKSHAY KUMAR ayaa noqday mid aad looga xiisaynayo daafaha dunnida oo dhan waxaana la matalaya Riteish Deshmukh iyo Abhishek Bachan. hadaba waxaa soo baxay muuqaalka kamid ahaa filimkaasi oo ah Heesta la yidhaahdo Taang Uthanke, heestan ayaa muuqaalkeedu kooban yahay waxaanay hor dhac u tahay filmka the Housefull ee lawada sugayo.

Daawo Trailer-Ka Filmka Cusub Ee TE3N Oo Uu Soo Saarayo Amitabh Bachchan

Filimka Cusub TEZN Kaas oo  uu soo wado Amitabh Bachchan  ayaa maanta lasoo saaray . Filimkan ayaa soo bixi doona 10-ka bisha danbe ee june  waa maalin ku beegan maalinta uu soo baxayo Filimka gabadha uu sodaga u yahay Aishwarya Rai Bachchan ee Sarbjit.

Aktarada Caanka ah ee Julie Roberts oo 48 jir uur ku yeelatay ??

Waxa mar Qudha si kadis ah ugu soo baxay Saxaafada War cusub oo ay adagtahay in la rumeysto taas oo ah in 48 jir ka tirsan akrtada caanka ah ee shirkada filimada Hollywood ay uur leedahay, sheekadan Xiisaha badan oo ay sameeyee saynisyahanadu ayaa ah in uurka ilmihii afraad ee aktaran caanka ah ee Julie Roberts Macmal lagu beeray xili ay kala maqan yihiin odeygeeda

Maxaad Ka Taqaan Abaalmarinta Padma Sri Award iyo Jilayaasha Bollywood ee Abaalmarintan Helay ?

Jilaaga Caanka ah ee Ajay Devgn ay Dawlada Hindiya Gudoonsiisay Abaal marinta Padma Sri oo ah bilada 4aad ee ugu darajada sareysa taas oo la gudoonsiiyo Muwaadiniinta Hindiya ee Magaca leh ama waxa muuqda ku soo kordhiyey Dalka
hadaba Taariikh ahaan waxaan dib u milicsandoonaa inta jilaa ka soo jeeda Bollywood ee la gudoonsiiyey

Daawo Filimka Special 26 Oo Af-Somali Ah. Qiso Dhab Ah Oo Ka Dhacday Mumbai 1987.

Daawo filimka uu jilaaga ka yahay aktarka Akshay Kumar iyo Manoj Bajpayee, Anupam Kher, Kajal Agarwal Jimmy Shergill iyo Divya Dutta qisadan ayaa laga matalay qiso run ahayd oo dhacday sanadkii 1987 kana dhacday Mumbai.

Daawo Filimka BAHUBALI Af-Somali Iyo Qisadiisa Oo Noqotay Ta U Qaalisan Bollywood

Filimka Bahubali ayaa noqday filimka ugu qaalisan ee ay soo saareen aktarada reer koonfureedka ah ee reer hindiya

Daawo Filimka Cusub Ee Hero Oo Afsomali Ku Turjuman

Daawo filimkan cusub ee HERO oo afsomali ah

Daawo Filim Cusub Oo Hindi Af-Somali Ah Ninkii Kaamilka Ahaa 2015

Daawo Filimkan Oo Jacayl Ah waxa aan hubaa in aad aad iyo aad uga mabsuudi doontaan filimkan kana heli doontaan

Daawo Hindi Somali Taare Zameen Par

Daawo Filimka TAARE ZAMEEN PAR Ee Aamir Khan

Daawo Filim Cusub Oo Action Ah Oo Hargeisa Lagu Sameeyey

Daawo Filimkan Cusub Oo Uu Soo Diyaariyey Guuleed Maxamed Kaahin (Guuleed-Dhiisha) Oo Ah maamulaha NCS (New Circus Somaliland) waxana duubay ATG (Amazing Technology Group)

Daawo Filimka ( Default.2014 ) Ka Hadlaya Dhaliyanta Soomaalida

Filimkan Default oo ka Hadlaya sida Dhalinyarada Soomaalida ah Maskaxda looga Xado ama loogu Beero Fikirada Khaldan Sida Budhcad Badeedka, Argagixisada iyo wixii lamida waxaa Dhawaan Soo Saartey Shirkada Filimaanta ee Hollywood waxaana Filimkan kujira Laba Dhalinyar ah oo Soomaali ah taas oo Cadaynaysa in Dhalinyara Soomaalidu kusoo Badanayso Hollywood
HALKAN KA DAAWO FILIMKA DEFAULT