Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

Category Archives: Xiisaha/Xulashada

Sida Loo Soo Ceshado Sawirrada Kaa Masaxma Ee Taleefankaaga Galaxy-ga Ah

Washington (Hawraar)- In sawirrada iyo fiidyowyadu ka maskaxmaan xasuusta taleefanka casriga ah ee gacantu waxa ay ka mid tahay dhibaatooyinka ugu badan ee ay la kulmaan dadka adeegsada taleefanka samsung Galaxy, laakiin arrintan dhibaatadeedu waa marka aynaan garanayn laba ha boo fudud oo dib loogu soo ceshan karo wixii taleefankan ka masaxma.

52 Qof Oo Ku Dhintay 2 Doomood Oo Jabuuti Ka Baxay

52 qof oo meyd ah ayaa laga soo saaray xeebaha dalka Jabuuti, halkaasoo maalintii Talaadada ahayd ay ku dageen 2 doomood oo ay la socdeen dad tahriibeyaal ah, tirada dhimashada ayaana laga cabsi qabaa iney sii kororto

Maxaa Keenay In Dalka Imaaraadka Carabta Laga Maadaysto

Dalka isutaga Imaaraadka Carabta ayaa lagu maadeystay kadib marki ay ku dhawaqeen dadkii ku guuleystay abaal marinta sinnaanta ragga iyo dumarka.

Filim Jaceyl ah oo ay jilayaan wiil uu Imaam Soomaali ah dhalay iyo gabadh uu baadari dhalay

Waxaa magaalada Minnesota ee dalka Mareykanka lagu soo bandhigay filim cusub oo laga sameeyey qiso jacayl ah oo dhexmaraysa wiil Soomaali ah iyo Gabadh caddaan ah.

Daraasad Daah Furtay In Dhulku Kaydad Magnets Ah

Inkasta oo ay khubaradda dunidu sheegtay in dhulku lumiyey in ka badan magnetic field 565 Malaayiin sannadood ka hor, haddana qayb ka mid ah magnadka la yidhaahdo geo-dynamic phenomenon

Maxaa Sababay In Maalin Walba Dunida 6 Oo Safar Dhintaan.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Ugu yaraan lix qof  ay dunida ugu dhintaan safar midaamo ah maalin walba.

Passwordkaagu Maku Jiraa Liiska 25ka Password Ee Dunidu 2018 Ugu Isticmaalka Badnayd

Dhawr sano kahor, Ruushka ayaa xaday ama jabsaday doorashooyin. Halka Sanadkii ina dhaafay ee 2018, dad kabadan 1 Billion oo qof ay saamayn ku yeelatay duufaano hacking ahaa oo ka socday dunida.

Sababta Qoyska reer Boqor Ee Ingiriisku Suunka ammaanka u xidhan waayeen

Sababta Qoyska reer Boqor Ee Ingiriisku Suunka ammaanka u xidhan waayeen

Daawo Sucuudiga Oo Laga Furay Shineemadii u Horaysay Iyo Gantaalaha Iran (Xogta Dahsoon)

 
Daawo Sucuudiga Oo Laga Furay Shineemadii u Horaysay Iyo Gantaalaha Iran (Xogta Dahsoon)

Dawlada Japan Ayaa Bilaabaysa Qorshe Ay Ku Hack Gareynayso Muwaadineenteeda

Hadii aad isticmaasho qalabyada electronica ee casriga ah, sida qalabka heerkulka maamula, kamaradaha ilaalada CCTV ee ku shaqeeya Wi-Fi, fursadaha lagu jabsan karo ayaa ah kuwo aad u badan, hadii aad ku nooshahay wadanka Japan.

Qalab Tiknoolajiyeedka Ugu Casrisan Ee Dunidu Sugayso 2019

Marka laga yimaado baabuurta, mishiinada robots ee dunida kusoo badanaya iyo telefanada, waxa jira ikhtiraacyo badan oo lagu soo bandhigay goobta ugu wayn ee lagu soo bandhigo Electronicska ee Consumer Electronics Show in Las Vegas.

Facebook Oo Raba Inuu Mideeyo 3 kamida Apps kiisa Ugu Waawayn

Mulkiilaha Facebook Mark Zuckerberg ayaa raba inuu mideeyo sadex kamida programmadiisa wada sheekaysiga baraha bulshada. Sida lagu qoray wargeyska The New York Times, Mark ayaa raba in uu isu socod ka dhaxaysiiyo adeegyadiisa wada sheekaysi ee Facebook Messenger ka Instagram ka iyo WhatsApp.

SHEEKADII KUN HABEEN IYO HABEEN qeybtii 39aad. Safarkii sadaxaad ee Sindibaad iyoo Sheydaankii Madoobaa

Sheekada qeybtii hore waxay inoo mareysay markii uu sheydaankii madoobaa iska tagay anagana aan isugu imaanay shir si aan uga wada hadalno sidii aan nafteena ku badbaadsan laheyn.

Habeenka Amina Afrik Iyo Hargeisa

Fanaanada fankeeda sanadadii u danbeeyey haystay dhagaha dadka afka somaliga ku hadla ee Amina Afrik ayaa hadii Eebe ogolaado barnaamij faneed ku qaban doonta magaalada hargeisa iyada oo showgaas ay ku wehelin doonaan fanaaniinta Xidigaha Geeska iyo Fanaaniinta kale ee reer Hargeisa.

Maraykanka Oo Qorshayaal Ay Ku Dhagrayaan Aas-aasaha Wikileaks

Waaxda Cadaaladda ee dalka Maraykanka ayaa diyaarinaysa dacwado kadhan ah aas aasaha barta internet-ka ee WikiLeaks, Julian Assange. Mr Assange ayaa sanadkii 2012-kii u cararay safaaradda Ecuador ay ku leedahay London si uu uga baxsado eedaymo waqti dheer loo haystay oo la xiriira xad gudub dhanka galmada ah halkaas ayuuna joogay asagoo cabsi ka qaba in loo gacan galiyo Maraykanka.

Waligaa Maku Fikirtay Inaad Saxaradaada Ku Deeqi Karto?

Claudia Campanella, oo 31 sano jir ah, waa ardayad dhigata jaamacad ku taalla dalka Ingiriiska, xilliga aysan wax barashada ku jirinna waxay ku deeqdaa saxaradeeda.

Ma Ogtahay In Atarishada Priyanka Chopra Ay Diiday 2 Filim Oo Salman Khan Uu Aktar Ka Ahaa

Atirishada Priyanka Chopra waxay sanadkii hore 2018 isaga baxday filmka Bharat oo ay saxiixatay balse arimo guurkeeda u gaar ah ayey sheegtay inay tahay sababta ay isaga baxday mashruucan .

The Rock Oo Sheegay In Xidiga Musaaracada Ee Roman Reigns Uu Qayb Ka Noqon Doono Fast and Furius

Xidiga musaaracada qeybta ka ah sidoo kalana ah aktar ka tirsan shirkada Hollywood ee Dwayne Johnson isla markaasna ku magac dheer The Rock ayaa sheegay in xidiga Musaaracada ka xamaasho isla markaasna ah ina adeerkiis ee Roman Reigns  in uu qeyb ka noqon doono filimka weyn ee Fast and Furious qeybtiisa xigta.

Halkan Ka Dhagayso Dhamaan Heesaha Khadra Daahir

Halkan Ka Dhagayso Dhamaan Heesaha Khadra Daahir

Baro Noocyada Xidhiidhada Waara

Sidee ku ogaan kartaa in xidhiidhkaagu uu waari doono? Sidee ku ogaanaysaa in xidhiidhkaagu yahay kii aad rabtay ee saxsanaa? Soo wax fiican ma aha haddii aad sii saadaalin karto bal in xidhiidhka aad ku jirto uu yahay ku xoog leh farxadna kuu horseedaya timaaddada?

China Oo Samaystay Barnaamij Sheegaya Shakhsi Walba Oo Dayn Lagu Leeyahay Iyo Halka Uu Joogo

Dawlada China ma qiimayso mana jecla dadka aan iska bixin daymaha lagu leeyahay waxaanay rabaan inay magacaabaan dadkaas isla markaan cay iyo faquuq ay la kulmaan.

Talibanka Afghanistan oo dilay in ka badan 100 Askari

Waxaa xog dheeraad ah kasoo baxeysa weerar balaaran oo Isniintii doraad ka dhacay duleedka magaalada Maidan Shahr, caasimada gobalka Wardak 00 45 km koonfur uga beegan Kabul.

Talyaaniga Oo Tahriibka Afrika Ku Eedeeyey Faransiiska

Dowlada France ayaa si weyn uga cadhootay hadal uu soo jeediyey Raysalwasaare kuxigeenka Talyaaniga oo sheegay in tahriibta badan ee Afrika ka imaaneysa ay sabab u tahay burburka Dhaqaale ee uu Faransiiska ku hayo Qaarada Afrika tan iyo xiligii gumeystaha.

Wiil Yar Oo Hooyadii Iyo Aabihii Ka Bixinaya Lacag Aanay Awoodi Karin Iyaga Oo Shaqaale Dawladeed Ah

Tiger Blaylock hooyadiis iyo aabihiisba waxay ka mid yihiin kumannaanka qof ee ay saameynta shaqaale ku yeelatay hakadka ku jira howlaha dowladda Mareykanka, balse isaga ayaa go’aan ku gaaray inuu iib geeyo farshaxan uu gacantiisa ku sameeyay.

SHEEKADII KUN HABEEN IYO HABEEN qeybtii 36aad safarkii badmaaxii Sindibaad iyo jaziiradii dheymanka aheyd.

Sheekada waxay qeybtii hore noo mareysay markii aan ogaaday in masaska maalinkii aysan soo bixin oo ka cabsadaan haadka balse ay habeenkii soo baxaan.

Qalliinkii ugu horreeyay noociisa oo lagu sameeyay ilmo caloosha hooyadii ku jira

Hooyo ka soo jeedda magaalada Dundee ee dalka Scotland ayaa sharraxaad ka bixisay sida qalliin cusub oo lagu sameeyay uu u beddelay nolosha canuggeeda inta uusan dhalan kahor.

Sariir Badbaadisay Duuliye u Dhashay Giriiga Iyo Qaabka Ay U Badbaadisay Oo La Baahiyey

Waxaa muddo sannad ah laga joogaa markii kooxda Taliban ay weerartay hotelka Intercontinental ee ku yaala caasimadda Afghanistanee Kabul, halkaasi oo lagu dilay dad gaaraya 40 qof,

Shirkada Whatsapp Oo Samaynaysa Sharciyo Somalidu Kasii Baqayaan

Shirkadda WhatsApp ayaa ka xadideysa dhammaan macaameesheeda inay halkii fariin dadka la wadaagaan in ka badan shan jeer.

Ishii Ugu Horeysay Ee Electronic Ah Oo Bini-Aadamku Samaynayo

Caalim Mareykan ah ayaa si lama filaan ah uga bidhaansaday daahrog cusub oo dunida kacdoon ka sameyn doona, waxa uu hadda hal-tallaabo un u jiraa inuu sameeyo ishii ugu horreysay dunida ee electronic ah “bionic eye”.

Laba Nin Oo Walaalo Ah Oo Kala Garan Waayey Xaasaskooda Iyo Xalka Loo Helay

Asxaabta iyo qoyska ayaa la yaabay cabashada ka imaaneysa wiilashooda ka dib markii ay guursadeen laba gabdhood oo mataano ah oo aan sinnaba loo kala aqoon – waxayna haatan ku sameyn doonaan qalliin si ay u kala aqoonsadaan.

SHEEKADII KUN HABEEN IYO HABEEN qeybtii 31aad oo caawo xiiso gaar ah leh.

Markuu timo jarihii saas I dhahay ayaan dareemay in madaxa I qarxi rabo war badnidiisa owgeed markaas ayaan wiilkii ii keenay ku dhahay war ninkaan hal dirham sii oo iga wad inaan sii arko ma rabee xitaa in timaha la ii jaro ayaananba rabin waaba iska dhaafay wlhi.

Maxaa kusoo kordhay sheekadii KUN HABEEN IYO HABEEN?

Kadib codeyn iyo latashi aan sameynay kadib markii sheekada timo jarihii baqdaad ee ku dhex jirtay sheekadii ninkii weershaha ahaa ee la dilay ay noqotay mid aad u dheer wax nuxur ahna aan laheyn isla markaasna ay

SHEEKADII KUN HABEEN IYI HABEEN qeybtii 32aad oo xiiso leh sheekadii badmaaxii Sindibaad iyo todobadii safar.

Waxay sheekada qeybtii hore inoo mareysay markii timo jarihii baqdaad uu dhahay hadii aan aniga ahaan laheyn wiilkaan wuu dhiman lahaa wuxuuna ka hadlay in uu ku tilmaamay inuu ahaa mid war badan balse

SHEEKADII KUN HABEEN IYO HABEEN qeybtii 33aad Safarkii koowaad ee Sindibaad iyo Jaziiradii dhaqaaqday.

Aniga waxaan kamid ahaa kooxda jaziirada daawashada u aaday si aan quruxdeeda u arko waxaana aheyn kuwa wax cuna waxna caba iskana baashaalaa kuna raaxeysto jasiiradaas.

SHEEKADII KUN HABEEN IYO HABEEN qeybtii 34aad safarkii labaad iyo Toggii dheymanka ahaa.

Sheekada qeybtii hore waxay noo mareysay markii uu naaquudihii markabka igu yiri; “markabka waxaa saran oo ku haray badeeco uu ka dhintay wiil miskiin ah markabkana waxay saarantahay in mudo ah waxaana raadinayaa qoyskiisa si aan ugu wareejiyo”

SHEEKADII KUN HABEEN IYO HABEEN qeybtii 35aad safarkii labaad ee Badmaaxii Sindibaad iyo Jaziiradii dheymanka aheyd.

Waxay qeybtii hore noo mareysay sheekada markii aan xoogaa yara seexday balsi markii aan soo kacay aan is arkay anoo jaziirad cidlo ah dhex taagan kooxdii safarka wada aheyna iga tageen.

Maxaad Ka Taqaanaa Hab Qoraxeedka Iyo Xogta Meerayaashiisa

waa qoraxda8da meeredayaxyo badan oo ku wareega meereyaasha, dhowr duniyar iyo tiro badan oo dhagaxaanbaraf iyo hawoooyinah; kuwaas oo dhammaantood ku wareega qoraxda oo badhtanka ku taala.

Qiso Cajiib ah : Nin Isaga Oo Nool Diyaariyey Aaskiisa iyo Tacsidiisa

Mallappa, oo ah beeraley ku noolaa gobolka Andhra Pradesh ee koonfurta Hindiya, markii uu gurigiisa ka tagayay bishii Agoosto ee sannadkii lasoo dhaafay, wuxuu qoyskiisa u sheegay “inuu khudaar soo iibinayo“.

Haddii aadan magacaaga iyo midabkaaga shaqo ku heleynin maxaad sameyn lahayd?

“Waxaan koray anigoo aan ku qanacsaneyn magacayga, marka waxaan go’aansaday inaan iska badalo” ayay tiri Rawan Mohamed, oo ah gabar muslimad ah oo u dhalatay dalka Britain balse asal ahaan ka soo jeedo waddanka Sudan.

Waa Sida Muuqaalka Xiliga Qoraxdu Soo Baxayso Ee 8 Meere Ee Hab-Qoraxeedku

Waxa ay u badan tahay inaad hore wax uga taqaanay hab qoraxeedka oo ka kooban meerayaal kala duwan laakiin aadan hore u arag muuqaalada xiliga cadceedu soo baxayso marka la joogo isla meerayaasha aad taqaanid.

WhatsApp chat
%d bloggers like this: