Thursday, December 13, 2018

Sheeko Jacayl ah Dhibanaha aan DHiman

Dhibanaha aan Dhalan Qaybtii 9aad

Waxaynu Maraynay Bilan heerka ay joogtay ma ahayn midey si dhib yar uga soo tooseyso, maxaa yeelay waxaa isugu biiray itaal darro, gaajo, daal, diif iyo diihaal iyo naxdin aan kala go' lahayn oo midba...

Dhibanaha Aan Dhalan Qalinkii Faarax Maxamed Jaamac “Cawl” Qaybtii 8aad

Waxaynu Maraynay Dalal oo intuu In cabbaar ah intuu aammusay buu haddana Dalal yidhi, “Ma caawaan Bilan Jaamac, baxsantii aan jeclaa, oo timaha baarka caddeyd, boholyowgeeda u dhuubtay, ba'aydeeda haweeniyo baroorteeda maqlayaa, caku yaa...

Dhibanaha Aan Dhalan Qalinkii Faarax Aadan Jaamac (Cayl) Qaybtii 7aad

Waxaynu Maraynay, labadii askari ee Kuban-ka ahaa oo Midkood yidhi “Annagu waajib baan fulineynaa, kuwani xornimo helimaayaan ee qoortaa lagaga joogi cid loo adeegsadaba weligood.” Dias baa qaatoo yidhi, “Waad qaldan tahay, maxaa yeelay, sow...

Dhibanaha aan Dhalan Qalinkii Faarax Maxamed Jaamac (Cawl) Qaybtii 6aad

Waxaynu Maraynay sarkaalkii Xabashiga ahaa, “Ha u oggolaanin askarta iney wada hadlaan ama iska wada sheekeystaan, mashquul ka dhig, kana kici labadaan meeshan hana la khasiro.” hana la khasiro.” Sarkaalkii Xabashiga ahaa baa isagoo aan raalli...

Dhibanaha aan Dhalan Qalinkii Faarax Maxamed Jaamac (Cawl) Qaybtii 4aad

Waxaynu Maraynay, Bilan oo madaxii aastay Ducana kaga tagtay.....Goorey yaaban tahay, jawiguna dhadhamaayo hoog iyo ba’ iyo jawi geeriyaad, qorraxdii ay keligeed weheshaneysana u muuqatay inay sii dhacayso, habeenkiina gudcurkiisii iyo waxuu cabsi lahaa...

Dhibanaha Aan Dhalan Qalinkii Faarax Maxamed Jaamac ( Cawl) Qaybtii 3aad

FAARAX MAXAMED JAAMAC “Cawl” Waxaynu Maraynay,iyadoo Cali ku lahaa Aabahaana Xoloolo kaagama dhiman adeerkaana waa bakhayl. ee sidee ku hanan karaysaa Bilan..... Warfaa baa yidhi, “War dee Dalal gommoddaad heysaa, ee sii daa gommodda.” "Ma hayo'e...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com