Category Archives: Xikmada Maanta

DAAWO TAARIIKHDA XAAJI CABDI WARAABE OO XAAJIGU KA SHEEKAYNAYO

DAAWO TAARIIKHDA SOO JIREENKA AH EE XAAJI CABDI WARAABE

AFGAMBIGII DHICISOOBEY: QISADA SHIRQOOLKII TURKIGA KA DHACAY KAMAAL A.CALI QAYBTII 1AAD

Qisadan oo ah mid taxana ah waxaan ka soo xiganay Wargeyska Geeska waana Qalinkii Kamaal A.Cali Habeennimadii Sabtidu soo gelaysay ee 15kii Julaay 2016ka, xilli goor sheegtu ku beegantahay 9.30 fiidnimo ee Turkiga iyo Bariga Afrika, dadka Turkiga iyo dadyowga Muslimiinta ah ee duniduna ay soo dhammaysteen maalin fasax ah, ayaa waxa mar keliya lagu soo naxay, war degdeg ah oo ku soo dhacay talefishanka TNV ee dalka Turkiga, oo sheegaya in cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka sida oo wata gaadiid dagaal ay xidheen labada biriish ee Bosfurus (Bosphorus) ee isaga gudba badda Madow iyo badda Marmara, magaalada Istanbul daanteeda ku taalla qaaradda Eeshiyana ku xidha daanteeda Yurub xadkeeda ku jirta.

Maxaad Ka Taqaanaa Mucjisada Ku Gaarka Ah Ee Shimbirka Tukaha?

Tukuhu waxa uu ka mid yahay shimbiraha aanay dhaqan ahaan Soomaalidu ammaanin, waxa aana ku haaraamaan qiso ay ku sheegaan in Nebigeennii Muxammed (SCW) uu ka daba waaqleeyey markii uu Makah ka soo haajirayey xilli uu dhuumasho ku jiro oo cadawgii ku raad joogaan isaga iyo saaxiibkii Abu Bakar Siddiiq (Alle ha ka raalli ahaado ee). Taasi waa mawduuc kale ooo aynaan hadda u socon, Laakiin qormadan oo aanu ka soo xiganay shabakadda wararka ee Shasha News waxa ay ka eegaysaa dhinac kale oo ah xaqiiqooyin ina tusaya xikmad Rabbaani ah iyo cibaaro yaab leh oo ku jirta nolosha iyo dabeecadda Tukaha.

Wax ka ogow 20-ka Magaalo ee Dunida Ugu Dadka Badan iyo Tirada Dadka Ku Nool

Wax ka ogow 20-ka Magaalo ee Dunida Ugu Dadka Badan iyo Tirada Dadka Ku Nool

Tirade dadka ee dunida ayaa maalinba maalinta ka danbaysa sii kordhaysa iyadoo wadamada qaar ay korodhkaas ugu sareeyaan. Dhanka kale magaalooyinka wadamada qaar ayaa si joogta u sii camirmaya waxaana suurto gal in magaalo qudhi ay ka badato tirade umado dalal kale oo dunida ka jira.

Maxaad Ka Taqaanaa Abwaan Axmed Geinus: Waraysi Laga Qaaday Abwaanka Wakhti Hore (AHUN)

Waraysigan oo wakhti hore laga qaaday Alle Ha U Naxariistee Abwaankii/Mujaahidkii Axmed Muxumed Warsame (Axmed Jiiniyoos) ayaa ka mid ah  wax-soo saarkii mu’allif sodon-jir ku shihiiday oo ifka kaga tagay taariikh iyo murti aan xad-lahayn. Waa Mujaahid Axmed Muxumed Warsame (Geinus).

Tallo Qays:  Wax ka Ogow Arimaha Ugu Badan ee Keena Burburka Qaysaska

 

Furniinka qaysaska oo bataa waxay saamayn ku leeyihiin nolosha Ubadka iyo Guud ahaan bulshada, hadaba qoraalkan ayaanu si tafatiran ugu soo koobnay toban ka mid ah asbaabaha keena furniinka qaysaska.

Samee Shantan (5 )Qodob Oo Faa’ido U Leh Dhamaan Qaysaska Islaamka +Video

Samee Shantan (5 )Qodob Oo Faa’ido U Leh Dhamaan Qaysaska Islaamka, nuxurka iyo dulucda mawduucani oo ah mid Macno wayn kuu samayn doona Noloshaada iyo ta reeer kaagaba. waxaan hubaa inaad Xusuustaada ku reebi doonto Mid aad ka faa’ido dhamaan noloshaada maalmaha aad nooshahay.

Sheeko Xiiso Badan: Beedka Yaxaaska Iyo Abwaan Axmed Jiiniyas (Genius)

Qalinkii Mustafe Sheikh Cumar.

Waa taxane akhristayaasha u gudbinaya qaybo ka mid ah wax-soo saarkii mu’allif sodon-jir ku shihiiday oo ifka kaga tagay taariikh iyo murti aan xad-lahayn. Waa Mujaahid Axmed Muxumed Warsame (Geinus). Waxaa taxanahan oo qayb ka ah buug yare ku waajahan noloshii marxuum Genius gundhig u ah waraysiyo aan la yeeshay  hal-door badan oo ay ku jiraan, Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), Cabdinuur Allaale iyo Mujaahid Xuseen  Xassan Kuuk, kuwaasoo midba dhan ka eegayo aqoontii uu u laha marxuumka.

Daraasad Iftiiminaysa Farqiga U dhaxeeya Mushaharka Raga iyo Haweenka

Daraasadan oo ay sameeyeen Golaha Dhaqaalaha ee Dunida (WEF ), ayaa aaminsan iney qaadan doonto 118 sano oo kale, Oo ku began illaa iyo sanadda 2133, marka dunidu ay ugu danbeyn buuxin doonto farqiga u dhexeeya Ragga iyo Dumarka.

Dhoola Cadeynta Hogaamiyayaasha Dunidu waxay ku Saleysantahay Dhaqanka Bulshadooda

Inta badan marka ay hoggaamiyeyaasha dalalka kala duwani kulmaan waxyaabaha dhaqso loo dareemo waxaa ka mid ah kala duwanaanshiyo dhinaca anshaxa iyo hab-dhaqanka ah oo dadka badankoodu fahmi waayaan ama xitaa mararka qaarkood uba fahmaan in labada hoggaamiye midkood kan kale xaqirayo ama aanu kulankiisa ku faraxsanayn, wax yaabaha sida aadka ah loo dareemo waxaa ka mid ah dhoolla caddaynta oo laga yaabo in labada hoggaamiye ee kulmaya midkoodna si aad ah ilkaha illaa gawsaha dibnaha ka faydo marka uu dhoolla caddaynta ku soo dhoweynayo dhiggiisa, halka ka kalana in yar oo muusood ah uun debnihiisa laga dheehanayo.

Baro 10 Faaiido Oo Laga Helo Guurka.

In badan oo kamida dadkeena ayaan aaminsanayn faa’iidooyinka guurka ama guurka laftarkiisaba iyaga oo adeegsanaya aragtiyahooda gaaban. Laakiin marka aad u badheedho inaad faa’idooyinka guurka wax ka barato waxa markaba badalmaysa aragtidii xumayd ee aad ka haysatay guurka. Waxa aan halkan ku soo bandhigi n doonaa 10 faaiido oo guurka laga dhaxlo.

Talooyin Wax Ku Ool Ah Oo Laga Dhaxlay Saynisyahankii Caanka Ahaa Ee Albert Einstein

Saynisyahankii weynaa ee reer Jarmal Albert Einstein oo sida la og yahay bud dhigay qaybo badan oo ka mid ah cilmiga Fiisigiska iyo cilmiga casriga ah

Daawo Majaajilaystaha Caanka Ah Ee Gaafane (Daawo Oo Ha Qoslin)

Daawo majaajilaystihii waynaa ee Gafaneh (AHN) Oo jimcahan dartii aanu idin soo gudbin doono.

Daawo C/salaan Hereri Oo Soo Bandhigay Barnaamij UU Kaga Hadlayo Sida Ay U Hadlaan Dadka Qurbaha Ka Yimaadaa.

Barnaamijka Hereri iyo Hargeisa ayaa waxa lagu soo qaatay todobaadkan sheeko xiiso badan oo uu kaga hadlayo dhibaatada haysata dadka ka yimada qurbaha iyo sida ay ugu hadlaan Af Somaliga

Maxaad Kala Socotaa Qisadii Cilmi Boodhari iyo Hodan Walanwal ? Waraysi Lala Yeeshay Wiil Ay Dhashay.

Dad badan oo Soomaali ah ayaa laga yaabaa in ay maqleen, akhristeen ama goobjoog u ahaayeen sheekadii jaceylka ee dhex martay Cilmi Boodhari iyo Hodan Cabdulle Walanwal.
Haddaba da’yarta haatan maxay kala socdaan sheekadaas? Maxaase dhab ka ah maxaanse aheyn?

10kii Khaakh Ee Ugu Caansanaa Dunidan Aynu Ku Noolnahay.

Aduunka aynu ku nool nahay wax walba oo filimada lagu jilaa waa wax ha u yaraatee 50% ay wax ka jiraan hadaba qormadeenan caawa waxa aynu ku soo qaadan doonaa 10 qof oo la xaqiijiyey inay ahaayeen makhluuqaadka loo yaqaan KHAAKHDA, Makhluuqaadkan aya ka jira dhamaan dunida aynu ku nool nahay hadii aynu nahay somalina waxa aynu magacan khaakhda u naqaanaa dadka uu ku dhaco cudurka JUUDAANKA oo dadka qabaa ay qabatimaan cabida dhiiga bini-aadamka. Cilmi ahaan dadkani iskuma badalaan sida aynu ku daawano aflaamta maraykanka ah ama kuwa hindidu sida ay isku badallaan, Laakiin kaliya waxa ay u oomaan cabida dhiiga bini aadamka qormadeenana waxa aynu ku soo bandhigi doonaa 10 kii ugu caansanaa ee dunida soo mara.

Yey Ahaayeen Bobylonkii ?

Babylon ama baabiliintii, waxay ahayd Boqortooyo awood badan oo ka jiri jirtay dhulkii labada webi u dhaxeeyey ee maanta Ciraaq loo yaqaan.
Dhowr kun oo sanno ka hor ayay dhiseen Boqortooyadoodii dhalashdii Nebi Ciise kahor, waxayna caasimadooda baabil, ka ag sameeyeen agagaarka webiga Furaat, oo caan ku ahayd albaabadii waaweynaa ee Magaalada laga soo

Maxaad Ka Taqaan Dagaalkii U Horeeyey Ee China Iyo England

Dagaalkaas oo loogu yeedhay USKAGA (Dirty), kaas oo dhexmaray Ingiriiska iyo Shiinaha waxa sababay ganacsi. Dagaalkaas waxa kale oo loo yaqaannay DAGAALKII XASHIISHADDA. Waayo, ganacsadayaal Ingiriiska u dhashay ayaa Shiinaha si sharci-darro ah ugaga dhex ganacsan jiray xashiishadda.

Ma Rabta Inaad Noqoto Aabe Fiican ? Raac Talaabooyinkan.

Halkan waxaan idinku soo gudbinaynaa Talooyin hadii aad raacdo aad noqonaysid Aabe Fiican Hadii aad hore ugu dhaqmi jirtayna ad tahayba Aabe Wanaagsan .Ku dadaal in qeybo badan oo ka mid ah qoraalkan aad ku sifoowdo Insha Allaah,Waxa hubaal ah in markaas aad tahay aabe wanaagsan.

Tukaha Oo La Ogaaday Inay Kooga Dhinta U Tacsiyadeeyaan Sida Bini-Aadamka

Shimbirka tukuhu waxa uu leeyahay hab-dhaqan aanay la wadaagin shimbraha kale oo ah in marka uu mid ka dhinto inta uu isu habarwacdo uu is-dultubo oo dhawaq aad u dheer uu ku muusanaabo. Dad badan ayaa arrintan ku turjumay in dabeecaddan tukuhu ay tahay hab tacsida uu ugu ugu qabt midka jinsigiisa ka dhinta, sidaas oo ay tahay haddana xaqiiqadu waa in sababta runta ah ee arrintan ku kallifta tukuhu ay tahay hal-xidhaale aan furfuristiisa weli la helin.

Warda Karaama Oo Soo Saartay Hees Ay Nabada Kaga Hadlaysi iyo Dhibaatada Qurbaha (Daawo)

Warda Karaama Wa Walaasha ka yar Musicianka Caanka Ah Ee Maxamed Karaama O iyadu ah gabadh ka soo jeeda qoys fanka somalida caan ku ah ayaa waxa ay soo saartay hees ay u qaaday nabada kagana hadlayso dhibaatada qurbaha.

Abwaan Laabsaalax Oo Soo Saaray Maanso Uu Kaga Hadlayo Aafada Tahriibta.

Abwaanka wayn ee Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax isla mar ahaanttaasna ah Gudoomiyaha Kooxda Caanka Ah ee XIDIGAHA GEESKA oo Ku caan baxay inuu suugaan ku qiimeeyo ama ku miisaamo dhacdooyinka ka kala dhacaya wadanka gudihiisa iyo gebi ahaanba xaalada guud ee soomaalida ayaa waxa uu hada soo saaray maanso uu kaga hadlayo aafada dalkeena dib u dhaca ku haysa e tahriibta taas oo in ka badan 5,000 oo qof oo kamid ahaa muwaadiniinta somaliland ku nafwayen sanadihii u danbeeyey ee tahriibta waxaanu ku bilaabay sidan.

Maxaad ka Taqaan shakhsiyaadka dunida ugu awooda badan ?

Kuwani waa dadka dunidan aynu ku noolnahay ugu meeqaamka sareeya sida ay warbixinta sanadkan ka soo baxday majalada Forbes oo badanaaba ka hadla kala saraynta shakhsiyaadka loo arko inay yihiin hormoodku saamaynta badan dunida.

Wax ka baro wadanka Angola

Dalka jamhuuriyada Angola waxa uu ku yaalaa dhinaca kuunfur galbeed ee qaarada Africa. Angola wax jaar la ah dalalalka jamhuurida Dimuqraadiga ah ee Congo, Zambia iyo Namibia,

DAAWO GABADH WARIYE AH OO TARTAN XIDHIIDHINAYSAY AYAA HALMAR KU DHUFATAY HEESTII WEHEL

Gabadhan wariyaha ah oo magaceeda la yidhaahdo Faadumo kana howl gasha tv Djabouti safka horena kaga jirta hablaha faro ku tiriska ah ee aadka ugu xeel dheer dhanka fanka iyo suugaanta heesaha iyo tartanada,loogana bartay in ay daadihiso barnaamijka tartanka hobolada cusub ee Djabouti,hadaba goor dhawayd oo uu soo galay barnaamijkaasiayaa waxay Faadumo ku dhufatay heestii (WEHEL) taas oo ay dadkii daawanaayey tartankan ee lagu soocasuumay aad uga heleen halmarna sacab iyo sawaxan aad u xamaasadaysan qabsaday masraxii tartanku ka socday

( DHIBBANAHA AAN DHALAN ) Qalinkii Faarax Maxamed Jaamac “Cawl” Qaybtii 2 aad

Waxaynu Maraynay, iyadoo Cayaar laysugu Yimi, oo laysla helay Jiibti iyo Jaantii, Dolaal ayaa Heestii Bilaabay Wuxuuna Yidhi. “Hoobey, farasku waa higgoodaa, Hoobey, xakamuhuu ku higga gooyaa. Hoobey, kooruhuu ku himbilayoodaa. Hoobey, raggu waa higgoodaa Hoobey, warankuu ku higga gooyaa. Hoobey, sumucuu ku himbilayoodaa Hoobey, anna waa higgoodaa Hoobey,

10 Siyaabood Oo Aad Isaga Goyn Kartid Sigaarka

Ka sheekeynta sigaarka iyo sida uu u saameeyo caafimaadka ma ahan wax ku cusub indhaha iyo dhagaha dadyow badan oo caalamka ku nool , kuwaana waxaa ka mid ah dadka soomaaliyeed.

Ducadii Nabi Muxammad CSW Ku Dhaartay In Laga Aqbalayo Muumin Kasta Oo Ku Ducaysta

Ducadani waa ducaduu Nabigeenu nabad galyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee ku dhaartay in aanuu qof Mu’min ahi ku ducaysan ducadan hadii uu ku ducaystayna Allah tabaraka wa tacaalaa waxa uu ka dul qaaday wixuu ka cabanayay.

Ma Rabtaa In Weligaa Bidaar Ayna Ku Gelin, FARSAMADAAN ADEEGSO

Hadii aad tahay shaqsi mar walba ku dadaala in madaxiisa ay timo ku yaalaan had iyo jeer, waa inaad qaadataa talooyinkan si aad u xaqiijiso arinkaas:

Daawo 25 sano nin dib dib u soconayay oo sheegay in dunidu waalan tahay socodkana yahay siday u socoto

tamil manidam wa anin u dhashay wadanka hindiya mudo 25 sano in ku dhow wuxuu cadaystay ama uu noqday mid sida dadka aduunka ku nool ay u socdaan si kaduwan u socda wuxuna u socdaa dib dib si caadiya oo waliba deg deg badan

Daawo Filimka cusub ee waayadan somalida uso jiitay (Waydhacdaa) Qaadki yurub laga joojiyay iyo nolosha cusube muqayiliinti qaybt 2aad

Muuqaal flim aad dadka usoo jiitay ayaa waxaa soo matalay koox reer Maraykan ah kuwaasi oo aad uga war hayay dumarka ku dhiban ragga qaadka cuna.

DAAWO VIDEO: Wariye Caana TV Live Utabinaysay oo Sheegtay Inay Shaqadii Tv-ga Joojisey cayna ugu Dartay

Charlo Greene oo ah haweenay u shaqeyn jirtay TV ka howl galo gobolka Alaska ee dalka Mareykanka aya ka yaabisay dadkii daawanayey war soo jeedinteedii kadib markii si toos ah ay u sheegtay inay ka tagayso shaqada ay wado, uguna dartay TVgeedii: “Fuck it…waan ka tagaya shaqadan”.

Ku Darso Ogaalkaa

Ku darso Ogaalkaaga In Dhawaaqa Ilmuhu ugu hor barto kana dhex garto codadka kale uu yahay codka hooyadii, kaas oo uu barto, si fiicana u maqlo inta uu Uurka ku jiro ee aanu soo dhalan, sida baadhitaano cilmi muujiyeen.

Ku darso Ogaalkaaga, in Maroodigu dhinto haddii qudhaanjo dhegta ka gasho, taas oo lagu ogaaday, baadhitaano dhakhaatiirta xooluhu sameeyeen.

Ku darso Ogaalkaaga, in ceelkii ugu horeeyay dunida ee Naafto laga soo saaraa ahaa, sanadkii 1859-kii, kaas oo laga qoday gobolka Pennsylvania ee dalka Maraykanka.

DAAWO NIN ACTOR AMA ATOORENIMO KU QAFIIFAY OO SHACAB WEEYNAHA CAALAMKA NAFTA U KEENAY !

Nin wajiga soo qarsaday soona xirtay dharka Filimaanta lagu jilo gaar ahaan kuwa caar-caarada loo yaqaan ee (Spider-man) ayaa shacab fara badan nafta u keenay kaas oo Tareemada gadaal uga dhega, waliba Basaska iyo darbiyada halka ugu sareeysa ka kora isaga oo iska dhigaya Atoore ama Actor .

SUBAXANA ALAH Daawo Film Gaaban oo Loogu Magacdaray ”Ma Tukanayo Salaada 2014”

Daawo Film Gaaban oo Loogu Magacdaray ”Ma Tukanayo Salaada 2014”filimkan ayaa xambaarsan qiso aad u xiiso badan kaso ka hadlaya riyada male awaalka aduunyada iyo fudaydka iyo ilowsiiyaha dhalinyarada waajibaadka ale cibaadadiisa iyo mooganaanta dhalinyarada iyo xisaabta sugaysa.

DAAWO VIDEO Qaybti 1aad Ruwaayad Xiiso Badan oo laga Sameeyay Qaad Joojinta Ingiriiska iyo Sheeko Dhax Martey Aabo iyo Caruurtiisii

Riwaayad Qosol leh Oo laga Sameyey Intii Ay qayilayeen raga Soomaaliyeed Ee Kunool dalka UK Oo dhawaan qaadkii laga Joojiyey Ayaa U muuqanaya Inaysan waxba Ka War hayn noloshooda Guriga Isla Markaasina Qaar Ay shaki ka Galeen xata caruurtooda Inay dhaleenba.

Daawo Qofki ugu horreeyay ee Iibsada iPhone 6 oo Tv Si Toos ah looga daawaday: iyo Isago noqday qof danyar ah ,naxdinti farxada oo dhulka uu uga dhacay markiiba

Ninki ugu horreeyay ee Iibsada Taleefanka casriga ah ee Cusub ee I Phone 6 ayaa si toos ah looga soo daayay Taleefashin, iyadoona ay daawanayeen kumanaan kun oo caalamka ku sugan.

Ninkan noqday qofki ugu ho

Daawo Dhagarta haweenka: Taariikhda dagaalka ka dhexeeya qaar kamida hablaha Bollywoodka iyo halka cadaawadoodu gaadhay

Xidigaha Bollywoodka waxey leeyihiin oo ey ku raaxeysanayaan taageero yaal fara badan, laakiin tartanka ka dhexeeya qaar kamida gabdhaha Bollywoodka wuxuu gaaray in qaarkood cadaawad iyo naceyb isku qaadaan, inta badan dagaalka ka dhexeeya hablahaan ayaa ku dhisan maseyr iyo tartan shaqo.

Kaamiro ku dhegan kobaha oo walaac ku heysa gabdhaha dalka Japan, ogow sababta

 

Waxaa sii kordhaya dalka Japan rag ku labisan kobo kaamiro ku xirantahay, kuwaas oo si lama filaana gabdhaha uga sawira meelaha xasaasiga ah, eyadoo maamulada dalka Japan ey walaac ka muujiyeen arintaan.

Muuqaal iyo sawirro: Gabadha ugu dheer dunida oo la aqal geleysa nin aad uga gaaban

article-2621510-1D9B27B900000578-706_310x563

Gabadha dharka xayeysiisa ee Elisany da Cruz Silva oo u dhalatay dalka Barazil dhirirkeedana lagu sheegay 6 feet iyo 8inch ayaa waxa ay sedax sano saaxiib la aheyd  Francinaldo da Silva Carvalho oo dhirirkiisu yahay  5 feet iyo 4 inch.