Sunday, January 20, 2019

Xulka Iyo Xidiga

Hambalyo Maamulka Xidigaha Geeska ee Cusub

Waxaa Soo gaadhaya Shabakada Hawraar Murti iyo Madadaalo Hambalyo Tiro badan oo ka imanaysaa dadka ku xidhan shabakadan gaar ahaan taageerayaasha Xidigaha Geeska oo...

War Deg Deg ah Kooxda Xidigaha Geeska oo Doortey Maamul Cusub...

Kooxada xiddigaha geeska oo ah koox faneed ka dhisan magaaladda Hargaysa ayaa sida uu Sharci hoosaadka u yaalaa uu dhigayo labadii sanaba doorata maamul...

Fanaanka Maxamed Siciid BK iyo Bandhig Faneedka 18 May Hargeysa

Bandhig faneedkan oo loogu magac darey xuska sanadka iyo Xidig loo bogay waxa uu fanaanka Maxamed Bk idinku soo bandhigi doonaa Heeso wadani ah...

Daawo Waraysiga Boqorada Codka Yurub Geenyo – Baaqii Bulshada Ee Bar-...

Fanaanada Caanka ah ee guud ahaan dadka soomaalida ah ee fanka xiiseeyaa meelkasta oo ay joogaan aduunka aadka u jecelyihiin Yurub Maxamed Cabdi (...

Daawo Barnaajika Xulka iyo Xidiga Maxamed Axmed Bakal Cirro 2016 Full...

Xulka iyo Xidiga Maxamed Axmed Bakal Ciro 2016 HD [youtube https://www.youtube.com/watch?v=o-pRxOR5TvE&w=544&h=480]

Barnaamijka Xulka Iyo Xidiga Oo Todobaadkan Marti Uu Ku Yahay Fanaanka...

Barnaamijka Xulka Iyo Xidiga oo ay soo saarto shabakada Hawraar oo u soo baxa si todobaadle ah ayaa waxa todobaadkan marti inoogu noqon doona...

Daawo Barnaamijkii Xulka Iyo Xidiga Alfanaan Cabdihani Xaashi Cabdilaahi

Barnaamijka Xulka iyo xidiga oo ah barnaamij aad kala socotaan hawraar todobaadkan waxaad kaga bogan doontaa Fanaanka caanka ah ee Cabdihani Xaashi Cabdilaahi oo...

Daawo Hordhaca Barnaamijka Xulka Iyo Xidiga Fanaanka C/hani Xaashi C/laahi

Barnaamijka Xulka iyo Xidiga oo ay soo saarto Shabakadan Hawraar Oo ah mid todobaadle ah ayaa waxa todobaadkan aan idin soo gudbinaynaa fanaanka Kooxda...

Daawo Nimcaan Hillaac Iyo Xulka Iyo Xidiga Barnaamijka Oo Dhamaystiran

Daawo barnaamijka xulka iyo xidiga iyo alfanaan Nimcaan Hillaac [youtube https://www.youtube.com/watch?v=LTgXun0MWgI&w=550&h=599]

Daawo Barnaamijka Xulka Iyo Xidiga Oo Todobaadkan Nimcaan Hillaac Idin Soo...

Barnaamijka Xulka iyo Xidiga oo ay soo saarto shabakada Hawraar.net ayaa waxa aan ku soo qaadanaa xubnaha fanka ee caanka ka ah dhamaan geyiga...

Daawo Barnaamijka Xulka iyo Xidiga Taariikhda Fanka Barwaaqo Qalanjo

Barnaamijka Xulka iyo Xidiga oo ay shabakada Hawraar Murti iyo Madadaalo ay idiin samaysay misena 7aad walba aad fanaan idiin so casuumi dona aa...

Barnaamijka Xulka Iyo Xidiga iyo Fanaanada Barwaaqo Qalanjo

Barnaamijka Xulka iyo Xidiga oo ay shabakada Hawraar Murti iyo Madadaalo ay idiin samaysay misena 7aad walba aad fanaan idiin so casuumi dona aa...

Barnaamijka Xulka Iyo Xidiga Oo Ay Marti Ku Tahay Barwaaqo Qalanjo...

Barnaamijka Xulka iyo Xidiga oo dhawaan ay bilawday shabakada Hawraar Murti iyo Madadaalo oo aad uga barateen waraysiyo xiiso badan oo aan la yeelano...

Daawo Barnaamijka Xulka iyo Xidiga Oo Waraysi La Yeeshay Ismaaciil Danan

Barnaamijkkii Xulka iyo Xidiga ee Shabakada Hawraar Ugu tala gashay daawadayaasheeda ayaa waxa aan ku soo qaadan doonaa fanaanka Ismaaciil Maxamed Barkhad Ismaaciil Danan...

Daawo : shabakda Hawraar oo bilawday Barnaamij suugaaneed Cusub oo la...

Barnaamijkan oo noqon doona barnaamij todobaadle ah oo habeen kasta oo sabti ah aad kala socon doontaan shabakada Suugaanta ee Hawraar ayaa ah barnaamij...
WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
WhatsApp chat