Hawraar (Chian) Dawlada China ayaa waxa ay ku dhaqaaqday arrin aad u cajiib ah,arrintan ayaa waxa ay tahay in Dawlada Dalkaasi Dadka aan Bixin daynta ay Bangiyada Dalkaasi ku leeyihiin Lagu Ciqaabo in Sawiradooda lagu soo dhajiyo Goobaha la iskugu yimaadoo sidoo kalana sawirka qofka lagu daro magiciisa oo saddexan.

Arrintani ayaa waxa Go’aamisay Maxkamada Gobolka Chian ee Dalkaasi ,sawirada Dadka la bixin waayay Daymaha ay bangiyadu ku leeyihiin iyo Magacyadooda ayaa waxa la sudhat wadooyinka waawayn waxaana lagu soo saawiray boodhadhka waawayn ee loogu tala galay xayaysiisyada waxaana.

Talaabadani ayaa la filayaa in ay ku waantoobaan dadka daynta kala baxsaday bangiyada Dalkaasi waxaana la filayaa in qof kastaaba marka uu sawirkiisa ku arkoo boodhadhkaasi uu si degdeg ah u bixiyo Daynta lagu leeyahay.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA