Ciid Wanaagsan Halkan ka dhagayso Heesaha Xidiguhu ugu talagaleen ciida

10588771_297922293723127_1906509558_nBahda  Hawraar waxay ni leedahay Ciid Wanaagsan Kuli Caam wa antum Bil khayr Intaa kadib anigoo ku hadlaya magaca bahda Hawraar Murti iyo Madadaalo ahna Gudoomiyha Hawraar Media Caydaruus Ismaaciil Waxaan Nii Balan Qaadayaa dhamaan inaad ka heli doontaan Hawraar Madadaaalo iyo Music aad ku raaxaysataan Ciida iyo Kooxda Fankooda Wakhtigan Meelkasta oo soomaali kunooshahay laga dhageysto waa Xidigii Geeska  iyo heesihii Ciida ay ugu tala galeen

Halkan Ka dhagayso Xulka Xidigaha iyo Munaasibada Ciida

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply