Dawalada Sucuudiga ayaa waxa ay aad ula dagaalanta Sixirka iyo falka iyo dhamaab arrimaha la xidhiidha .

Dawlada Sucuudiga ayaa waxa ay leedahay ciidamo u gaar ah la dagaalanka Sixirka iyo falka waxaana magaalafa barakaysan ee Madiin Al-munawara ayaa waxa ay ku qabeen fariin sixir ahayd .

Fariintaasi sixirka ah ayaa waxa ay ka dhex heleeb fariin la soo dhigay boosta sixirkan ayaa waxa ay ciidamadaasi ku sheegeen in uu ahaa mid la iskugu soo jiidayay laba qof .

Ciidamada la dagaalanka Sixirka ee dalkaasi Sucuudiga ayaa waxa ay sanadkan gudihiisa gacanga ku dhigeen 171 xaaladood io sixir ah .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.ner/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA