Ciidamada Milatariga Dalka Dunida ugu Muslimiinta badan Oo Xiliyada Salaada Mar Kasta Jamac Ku Tukada

Ciidamada Milatariga mid ka mid ah dalalka Dunida ugu Muslimiinta badan ayaa waxaa la sheegay in aysan ka tagin Salaada kuwaas oo fasax u heeysta xili kasta oo ay Salaada waajibka ah soo gasho inay ku tukan karaan goob kasta oo ay ku sugan yihiin .

Dalka Indonesia waxaa ku nool Muslimiinta aduunka ugu  badan waxeeyna taas soo dadajisay tirada ciimada Milatiga dalka Indoneesiya oo 90% muslimiin lagu sheegay . Guud ahaan dalka Indonesia waxaa ku nool shacab dhan 249.9 Milyan tirakood lagu sameeyey sanadkii 2013 kii

 

Faalo Ka Dhiibo

comments