Daawa Video 6 Sano Jir Hindi oo Dhigay Rikoodh Cusub

Gagan SAtish oo Lix sano jir ah ayaa dhigay rikoodh dunida kus cusub . kadib markii uu 39 baabuur oo kujiray meel Parking ah uu hoostooda ku maray ilbidhiqsidudohood Isagoo dhulka u jiray 5 inches ama 12 centimeter Wiilkan oo lixsano jir ka ah ayaa bartay ciyaarta kabaha lagu cararo (Roller Skating) ayaa 39m gaadhi ilbidhiqsi gudahood wuxuu ku masaafo dhan 230 feet oo u dhiganta 70.104 Meter isagoo waliba cagahiisa iyo gacmahiisa ay saaran yihiin kabaha lagu iyaaro ee orodka .Dhulkan auu u jiray 12 Centimete.
Arinkan ayaa layaab ku noqday dadkii daawanaayey iyo waliba kuwa aqoonta u leh wiilkan yar ee Gangan Satish

Leave a Reply

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com