Daawo 10 Arimood Oo Aanad Ka Aqoon Adolf Hitler

1.Hitler ayaa loo sharaxay abaalmarinta NOBEL PEACE PRICE sanadkii 1939. Waxa sharaxay nin kamid ahaa baarlamaanka Sweden oo lagu magacaabi jiray Brandt, Ninkan ayaa soo xulayey ninka ladagaalama nidaamka Faashiistaha loo yaqaanay laakiin waxa uu ka dhigay wax ciyaara kadib markuu Hitler oo ahaa Faashiistaha ugu wayn uu caleemo saaray.

2.Hitler ayaa ciidankiisa u sameeyey dumar caruusado ah.
kadib markii ciidankiisu ay xanuunada galmada laysugu gudbiyo ka qaadeen dumarkii france ee ay qabsadeen hitler waxa uu go’aan ku gaadhay inaanay arintani dib u dhicin imikana loo sameeyo caruusado dumar ah oo ay qaataan.

3.Jacaylkii u horeeyey ee Hitler waxa uu jeclaaday gabadh yuhuudiyad ah.

Hitler ayaa waxa ku dhacay jacayl ba’an oo ugu dhacay gabadh yuhuudiyad ah waxaanu ahaa 16 jir markii uu qoray gabayo badan oo iyada ka hadlaya, ilo Xogogaal ahaa oo isaga ka ag dhawaa ayaa waxa ay sheegaan in xataa uu isku dili gaadhay jacaylkan ku dhacay dartiis,

  1. Hitler waxa uu qofkii u horeeyey ee u ololeeya inaan sigaarka lagu cabin goobaha bulshadu isugu timaado

Dawlad Naziga ahayd ee ka amar qaadan jirtay Adolf Hitler ayaa waxa ay joojisay in gaadiidka bulshada ka dhexeeya lagu dhex cabo sigaarka waxaanay kordhisay cashuurta sigaarka iyaga oo rabay inay gabi ahaanba cidhib tiraan cabitaanka sigaarka

  1. Hitler waxa uu ahaa nin cuna khudaarta laakiin aan cunin hilibka waxaanu sameeyey sharci takooraya in la waxyeeleeyo xayawaanka iyada oo xayawaanada qaar lagu tijaabin jiray dawooyinka iyo ikhtiraacaadka ayaa la joojiyey

 

 

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com