Daawo 25 sano nin dib dib u soconayay oo sheegay in dunidu waalan tahay socodkana yahay siday u socoto

tamil manidam wa anin u dhashay wadanka hindiya mudo 25 sano in ku dhow wuxuu cadaystay ama uu noqday mid sida dadka aduunka ku nool ay u socdaan si kaduwan u socda wuxuna u socdaa dib dib si caadiya oo waliba deg deg badan
arinkan ayaa isago ka hadlaya waxa ku kalifay ayaa wuxuyiri milaa iyo 14 bishii lixaad sanadki 1989 waxaan arkay inaay dunidu meel halisa marayso oo nabada la gubayo argagixiso meel welba ay ka dilaacday dhalinyaradi ku biirayan waxaan arkay duni sii jeeda oo aan xaga wanaagaba inaan loo socon oo dib loo noqonayo markaa kadib waxaan go,aansaday mar hadii xaalku sidaa yahay ana inaan siday calamkani u soconayo aan sidaa ugu socdo waayo sidan ayaa haboon ayaan marka u arkay waayo siday noloshu rabtaa ee dadku u socdaan waa dib dibe ana waa inaan dee la jaan qaada

mani wuxuu sidoo kal sheegay hada in ay ku adagtahay amaba uu xitaa ilaaway inuu hore u socdo xita amarku baska korayo waa sii jeed ayu ku gala markuu dadka eegaya si caadiya ayuu u daawada noloshisa caadiga mani wuxuu u qabsadan sidan oo dhamays tiran
xitaa kama mani kama welwelo oo uma baqa naftiisa marka uu wadada cidhiidhiga ah ee gadiidka badan uu mariyo wuxu ka gudbaa isago sidiisan u socda

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply