Daawo 330 Tahriibayaal Somali Oo Ilaa Hada Nolol Iyo Geeri Midna Lagu Laayey

Inkabadan  330 tahriibayaa somali ah ayaa dooni kala goosatay xeebta dalka masar mudo haatan laga joogo 15 maalmood,doontan ayaa la sheegay in lalaa yahay meel ay jaan iyi cidhib dhigtay kadib markii ay mudo ku dhex wareegaysay badweynta masar iyo talyaaniga.

Majiran ilaa hada cid gurmad siisay ama arrinkaasi fulisay sidii looga badbaadin laha shacabkaasi biyaha badweynta ay mudada doontu kula dhexjirtay.

Macada haatan inay shil galen iyo in ay ka badbaaden safarkaasi 15 maalmood ah  qaatay ee bada dhexdeeda ay doontu kula jirtay tahribayaashaasi.

 

Faalo Ka Dhiibo

comments