Iftiinka dayaxa wuxuu dhaliyaa ashqaraarka dunida ugu weyn. Nooleyaal cajiib ah ayaa badda gunteeda ka soo baxa, marka ay ku dhacaan mowjaduhuna waxay bixiyaan midab buluug ah. Waa aragti la arki karo marka uu gabbalku dhaco oo kaliya.

1. Iftiinka ay sameeyaan noolaha badda ku jira oo muuqaal qurxoon u yeela badda.

Noolaha Dinoflagellates wuxuu bixiyaa iftiin buluug ah marka la taabto, badduna way iftiintaa sida gacan biyoodkan ku yaalla Maldives.Lahaanshaha sawirkaNATUREPL.COM/DOUG PERRINE
Image captionNoolaha Dinoflagellates wuxuu bixiyaa iftiin buluug ah marka la taabto, badduna way iftiintaa sida gacan biyoodkan ku yaalla Maldives.

2. Noole iftiima marka uu mugdiga jiro.

Noolahan waa kan sameeya iftiinka ugu badan ee lagu badda dusheeda habeenkii.Lahaanshaha sawirkaNATUREPL.COM/MARTIN DOHRN
Image captionNoolahan waa kan sameeya iftiinka ugu badan ee lagu badda dusheeda habeenkii.

3. Iftiinka dayaxa wuxuu dhaliyaa ashqaraarka ugu weyn ee badda gunteeda.

Kalluunkan wuxuu isha hoosteeda ku leeyahay xuub ay gasho bakteeriyada iftiinka bixisa. Waxaa la modaa in iftiin uu bilig-laynayo.Lahaanshaha sawirkaMATT DAVIS
Image captionKalluunkan wuxuu isha hoosteeda ku leeyahay xuub ay gasho bakteeriyada iftiinka bixisa. Waxaa la modaa in iftiin uu bilig-laynayo.
Noolahan waxaa la yiraahdaa Bobtail squid , wuxuuna xiriir la leeyahay bakteeriya iftiin bixisa. sidaas ayuu isaguna u iftiimaa habeenkiiLahaanshaha sawirkaNATUREPL.COM/JURGEN FREUND
Image captionNoolahan waxaa la yiraahdaa Bobtail squid , wuxuuna xiriir la leeyahay bakteeriya iftiin bixisa. sidaas ayuu isaguna u iftiimaa habeenkii

4. Yaxaas badeed iyo iyo libaax badeedka waxay ku tiirsan yihiin iftiinka dayaxa.

Mid ka mid ah muuqaallada ashqaraarka leh ee Great barrier reef, Australia. Habeen xilliga guga ka mid ah oo kaliya ayaa muuqaalkan la arkaaLahaanshaha sawirkaNATUREPL.COM/JÜRGEN FREUND
Image captionMid ka mid ah muuqaallada ashqaraarka leh ee Great barrier reef, Australia. Habeen xilliga guga ka mid ah oo kaliya ayaa muuqaalkan la arkaa

5. Xayawaanno cajiib ah oo dusha sare ee badda u soo baxa habeen walba.

Habeenkii oo kaliya ayuu noolahan badda dusheeda u soo baxaaLahaanshaha sawirkaNATUREPL.COM/FRANCO BANFI
Image captionHabeenkii oo kaliya ayuu noolahan badda dusheeda u soo baxaa
KA DHIIBO FIKIRKAAGA