Daawo 7 Qarax Oo Ka Dhacay Paris Iyo Dagaalka Oo Sii Xoogaysanaya.

ilaa hada waxa dhacay todoba qarax iyaga oo u ekaa qaraxyadaasi kuwa ay sababeen bambooyinka gacantu. Mid ah dadkan ayaa ah Abdelhamed abaaoud. Waxa meeshan lagu laayey saraakiil ka tirsan ciidanka france ilaa hadana waxa la ogyahay

in ninkan lagu daba jirey uu ku jiro mid kamida guryaha goobtaas ka ag dhow waxana laga shaki qabaa in ciidan kale ay weheliyaan ninkan khatarta ah. waxa ilaa hada socota rasaasta ay is waydaarsanayaan ciidanka France iyo kuwa ka danbeeyey qaraxyadii ka dhacay wadankaas ee ISIS.

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com