Daawo Aabe Cadhaysan Oo Maxkamada Dhexdeeda Damcay In Uu Ku Dilo Nin Dilay Gabadh Uu Dhalay

Nin Cadhaysan ayaa waxa uu damcay in uu maxkamada dhexdeeda ku dilo nin dilay inan uu dhalay inkaas oo lagu xukumay dil ayaa waxa uu arkay ninkii dhalay inanta yar ee la dilay isaga oo qoslaaya taasbaana ka cashaysiisay ninka dhalay inanta yar ee la dilay

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com