Daawo Abdi Good Oo Weerarkiisi indho la’aanta ahaa Kula Dulkufay Asma Love Iyo Nimcaan Hilaac

Barnaamijka caadaystay Cambaaraynta iyo la dagaalanka heesaha ee tvga somali chanel ka baxa ee usoo jeediyo abdi got, waxa uu todobaadkan weerar aan ku salaysneyn Aqoon Suugaaneed kuuso qaaday kooxda wayahan somalidu sida gaarka u wada jeceshay ee xidigaha geeska isago sidi looga bartay suuqraadintiisi markan kula duldhacay xidigaha codka dahabka leh ee nimcaan hilaac iyo asmo love hees aad u xiiso badan oo dhawaan ay soo saaren.

Huuhaada abdi got iyo been abuurkiisa weerarka qawan ee uu cadaystay inuu ku fadhateysto heesaha waxa ka mida kano kale bal eeg xiisaha sheekadan.

Suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply