Actorka caanka ah ee Charlie Sheen ayaa waxa lagu qiyaasay inuu u galmooday dadku dhow 5000 oo qof waxa u soo guursadau 3 dumar ah waxaanu dhalay 5 caruur ah, Aktarkan ayaa waxa uu soo noqday aktarka ugu mushaharka badan dunida isaga oo lacagtiisa lagu qiyaasay $125 million

waxaana laga helay cudurka HIV isaga oo arinkaas ka hadlayana waxa uu yidhi sida tan.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA