Daawo Arooskii Ugu Cajaa,ibka badna Sanadkan Somali Guursaday Norwayjiyad Iyo Xiisaha Dhaqmada Somalida & Norweejka lagu so bandhigay

W aa kulan xiisahiisa wata  aroos loo abaabulay qaab aad u horeesaraysa wiil somaliya oo guursaday gabadh norwayjiyaan ah kaaso lagu soo bandhigay  ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka sommalida iyo iyadoo laga isugu jawaabayay dhaqamada reer  galbeedka  iyo somalida kaso si aad u xiiso badan  ciyaaro kala duwan oo xusid mudana badka la keenay

dhanka kale waxa iyaguna dhankoodi yiri fadhiista dhalinyaro somali iyo norwajina oo ciyaro iskumida oo noocayada danba yidhi ka rog oo hadana saar muqaalka arooskan oo ahaa mid aad usoo jiidasho mudna ayaa habeen kaas noqday mid siwayn loogu damaashaaday hoos ka daawo muqaalka arooska

 

cabdiqani xasan farah ( Gadari)

suxufigadari@gmail.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply