Daawo: Baabuur Range Rover Ah Oo Dul Maraya Biriisha Waraaqo Ka Samaysan

Xuska shan afartanaad ee aasaaskii shirkada Range Rover, oo lagu qabtay dalka Shiinaha ayaa si gaar ah, sanadkan loogu maamuusay, biriish waraaqo laga sameyay oo la dul mariyay, gaadhigii ugu danbeeyay ee shirkadaasi samayso ama soo saartay.

Xaflad lagu qabtay gobolka Guangzhou, ayaa biriish sadex maalmood la dhisayay oo injineeradu waraaqo ka dhiseen, uu model-ka ugu danbeeyay baabuurta Range Rover ee jiilka afraad, uu ku dul maray biirishkan, kaas oo iska xajiyay culayskii gaadhigan ee ahaa 2347 Kiilo ahaa, biriishkan dherarkiisu waa sadex mitir, waxaanu ka samaysan yahay 45 Riin oo waaqo ah.

 

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com