Baarlamaanka midawga yurub ayaa fadhi ay shalay lahaayeen oo lagaga doodaayey qadiyada wadanka Falastiin waxa ay sidoo kale xildhibaano ka tirsan baarlamaanku ku soo qaateen qadiyada Soamlialand ee citiraafka iyada oo gudoomiyada baarlamaaka midowga yurub u soo jeediyey in la keeno mooshin lagaga doodaayo Citiraafka Somaliland

KA DHIIBO FIKIRKAAGA