Daawo: Bandhiga Xidigaha Geeska iyo Kulankii Wariyayaasha Daafaha Dunida 2017 HD

Barnaamijkan oo bahda hawraar ugu tala gashey raaligalinta Dadweynaha Dabaaldaga sanadka Cusub dartii waxaa madasha ka muuqda Kooxda Xidigaha Geeska oo Dhameystiran Sidoo kale waxaa suaalo ku waydiinaya Wariyayaal kala duwan oo kala jooga Daafaha Dunida fikirkana waxaa hindisay Abwaan Cabdirisaaq Xaamud Caydiid Jaylaani halkan kala soco barnaamijkan oo ka xiiso badan barnaamijyadii hore laguna soo bandhigay heeso cusub

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com