Daawo Bandhigii Somali Week Festival Oo Lagusoo Gabagabeeyey London

Bandhigan oo ah mid lagaga hadlo suugaanta somalida ayaa waxaa sanadkiiba hal mar lagu qabtaa wadanka Ingiriiska halkaas oo hadba lagu soocasuumo fanaaniin iyo abwaano laga soo casuumo dhankaas iyo wadamada soomaalida waxaana sanadkan lagasoo casuumay wadamada soomaalida Abwaan Xasan Daahir Weedhsame,Shay Mire Dacar,iyo Fanaanada Aamina Faarax

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO GA IYO WALIBA SAWIRO

 

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply