Barnaamijkan oo ah barnaamijyada loogu tago galay munaasibada ciida ayaa waxa uu kaga guwanyey barnaamijyada kale waxaa dhigaaya fanaaniin iskaga kala yimid magaalooyin kala duwan waxana ka mid ah Yurub Geenyo,Nimco Dareen,Cabdicasiis Iskalaaji,Ilka Case,Cabdinuur Alaale,Nimco Yasiin,Cabdiisho iyo dhamaanba fanaaniinta DDSI

KA DHIIBO FIKIRKAAGA