Daawo : Barnaamijka Xulka iyo Xidiga fanaanka Bulaale Jaamac Bulaale

Martida barnaamijka XUlka iyo Xidiga tobaadkan waa fanaanka reer djibouti ee Bulaale Jaamac Bulaale oo ku soo bandhigi doona Heeso cusub oo aan hore dhagihina u soo gaadhin iyo qaar kamida heesihiisa caanka ah Halkan ka Daawo

NAF KU JECEL HA WAYDAYNIN
HA WAXYEELIN SHARAFTEEDA
WAKHTI SII LA JOOGEEDA
LA WADAAG DHIBKII HAYSTA

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com