Daawo Caaqil 156 Jir Ah Oo Maanta Lagu Aasay Gobolka Salal

Jiif caaqil Cali Duule Geelo ayaa maanta lagu aasay deegaanka karuure oo ka mid ah degmada lugahaya ee gobolka salal caaqilkan oo ah dadka ugu cimriga dheer dadka Somaliland ku dhaqan inta la ogyey ayaa waxa uu ifka kaga tagay tafiir gaadhaysa ilaa 200 oo qof

 

Faalo Ka Dhiibo

comments