Daawo Cabdi Good Shinbir Oo Noqday Man Of The Year

Cabdi Good 00 mudooyinkii ugu danbeeyey aad looga hadalhayey bulshada somalida dhexdeeda,taas oo dhaxal siisay in uu noqdo ninka aduunaka u gu comment ka badan halkaas oo uu ka kor maray ninkii haystan Man of Year oo uu gaadhay comment tigiisu  1.8 Billion.

Halkaas oo uu Cabdi Good noqday ninka ka kormaray isaga oo arinkaas ka hadlaaya ayaa waxa uu yihi waxaa halkaas i gaadhsiisay waa bulshada somaliyeed abaal wayna waan uga hayaa DAAWO ISAGA OO KA HADLAAYA ARIMAHAAS CABDI GOOD

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply