Daawo Caruurti Saado Cali warsame Ale How Naxariiste Ayaa Marki Ugu Horaysay Warbahinta uga Waramay Murugada ay Ku Reebtay Dilki hoyadood & jawabta ka ka bixindonan arinka

Markii ugu horeeyaysay dilkii sado cali warsame rabi naxariisti jano ha ugu deeqe waxa shaashadaha ka so muuqday caruurti sado ay dhashay kuwaaso ka waayo waramay murugada ay ku reebtay dilkii hooyadood lo gaystay sado cali warsame, oo ahayd fananad lagu tilmaamo xidigta qaranka ama dadka af somaliga ku hadla

Waxay ifka kaga tegtay wiil iyo gabadh kuwaaso waraysi lala yeeshay ka sheekeyay murugada iyo xasuusta xanuunka badan ee ay ku rebtay dilki iyo falkii foosha xumaa ee loo gaystay hooyadood iyagoo sidoo kale ka waramay taariikhda fanka ay sado ku lahayd waxa ay ka dhaxleen iyo dowrka ay ka qaadan karaan xasuusinta fankeedi dowrka ay ka qaadan karaan saado6

hibaaq oo ah gabadha ka wayn wiilka ayaa si fiican uga warantay kalinta mihiimka ah ee ay hooyadeed ku lahayd fanka iyo maraxaladi ay so mareen korinti barbaaarintii hooyo nimo
balse wiilka ayaa waxa ka muuqatay wali murugadi dilki hooyadi ku reebtay isago xita xamili kari wayay ka hadalki falkaa foosha xuma ee hooyadi fanandi caanka ahayd lagula kacay
hoos ka eeg muqaalkan si aad u daawato.

saaad9 sad2 sad4sado5

 

suxufigadari@gmail.com

 

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply