Daawo Ciyaartooyada Serena Williams Oo Hilib Eey Ay Cuntay Iyo Wixii Ka Gaadhay

 Ciyaaryahanada horyaalka tenniska dunida Serena Williams ayaa hudheel ku yaal magaalada Roma ee wadan Talyaaniga ka cuntay hilib eey, hase ahaatee kusoo booday xanuun iyo matag.

Serena oo ka qeybgaleysa tartanka teniska ee ka socda Roma ayaa waxay jecleysatay in ay tijaabiso hilibka eeyda, waxayse sheegtay in mar kale aysan u noqon doonin, iyadoo tilmaamtay in ay haboon tahay in dadka looga digo cunista hilbaha eeyda.

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO

 

Faalo Ka Dhiibo

comments