Daawo C/raxmaan Oday Hees Kamida Heesaha Uu Ugu Jecel-Yahay Heesahiisa

Fanaanka caanka ah ee ka tirsan kooxda Xidigaha Geeska ee C/raxmaan Caydiid Cabdi ayaa mar aan waydiinay inuu noo sheego heesta uu ugu jecel yahay heesihiisa waxa uu ka gaabsaday inuu heestaas noo sheego laakiin waxa uu noo balan qaaday inuu noo sheegi doono insha allah barnaamijka xulka iyo xidiga oo ay balan san yihiin insha allah dhawaan waxase uu noo sheegay in heestan Qalbi ay ka mid tahay heesahayaha uu ugu jecel yahay heesahaiisa daawasho wacan

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com