Daawo dagaal kii ugu darna oo dhex mara raxan libaaxyo ah iyo yaxaas horay libaax yar ka cunay dagaal kii ugu darna iyo weerar waxba la isu reeban

waa sheeko aad u xiiso badan inta badana aan dhicin in la arko yaxaas iyo libaax dagaal dhex maray oo waliba dagaal biyaha dhaxdiisa ah si fool ka fool ah la isu hirdayo.
Libaaxa oo loogu yeedho boqorka xaywaanka duur joogta ayaa sida lagu yaqaano ah mid leh geesinimo xirfad iyo xeelad uu isaga difaaco weerar kasta oo kaga yimaada xaywaanada kale.
sida lagu yaqaanana libaaxu kama hadho hadii mid kamida laga dilo cidaa dishaa
hadaba dagaalkan cajiibka badan ayaa ku bilowday , marki libaax yaro oo islaha biyo ka cab wabi ku ku sugnaa uu yaxaas dhexda ka jaray halkaana ku ruqaansaday oo ku casheeyay.

yaxas lib libax yah libaaax yaxaas
Hase yeeshe dagaalkaasi intaa kuma eekan tan iyo mudadaasi waxa aan arinkaasi ka ladin libaaxyadi oo fursad welba ku raad joogay inay maruun is helan yaxaaska sida fudud uga dilay mid kamida xertooda.
in kastuu yaxaaskaas ahaa mid og, aafada uu gaystay siwayna ugu diyaar garoobay weerar celiska ku imaan kara wuxuuna taas uga tabaabusho gashaday inuu marka noqday mid ku eekaada uu ku kooban biyaha dhaxdiisa.
balse taasi maysan u noqon mid gabasho u, ah waxa diiday oo waliba ugu tagay biyahiisi 3 libaax oo si cajiiba oo farsamaysan ugu soo tashaday inay hawada yaxaas kaas ku dubtaan si aan sheekada xiisaha badan aad uga bogoto daawo jawigii dagaalkaas iyo halka arin ku danbeeyo ba,ayd aiyo hoogayda dhacda iyo cida guulaysata

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply