Daawo Dhalinyar Somali Ah Oo Ku Heesaya Af Xabashi (Kooxda BSB Jigjiga)

Kooxda BSB (Best Somali Boys) waa koox dhalin yaro ah isla markaana ka dhisan magaalada Jigjiga ee Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia halkaas oo ka yihiin fanaaniin, Kooxdan ayaa marka aad u fiirsato hibada alle siiyey waxa aad ku qiimaynaysaa kooxda ugu horeysa kooxaha ka dhisan DDSI

kooxdan ayaan kaliya fankoodu ku koobnayn codka ama fanaanimada laakiin waxa weeyaan koox ciyaareed, iyaga oo ku ciyaara ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka iyo kuwa kale ee Brick Dance loo yaqaan waxaana ay ku heesaan afaf kala duwan oo Somaligu u horeeyo iyaga oo sida oo kale ku heesa heesaha Amhariga ah sida aynu ku soo qaadan doono heestan hoose waxa kale oo ay ku heesaan afka Englishka.

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com