Daawo Dood Kulul Oo Dhexmartay Fanaankii Aways Khamiis Iyo Wadaad Somaliyeed

Aweys Khamiis Cabadale oo guud ahaan ka fadhiistay fanka, una badnaaday ku xidhnaanta towbadda alle iyo dhinaca diinta, ayaa dood kulul oo dhinaca diinta ah la yeeshay wadaad ay ku kulmeen mid ka mid ah maqaayadaha London ku yaala xili ay ka wada qadeynayeen.

Wadaadkaan dooda kulul la yeeshay Aweys Khamiis oo lagu magacaabo Macallin Cabdilaahi ayaa waxay isku qabteen xusida nabigeenii  Muxamed NNKH iyo in aan lala barbar amaano la weydiisan karin cid aan Illaahey aheyn.

Faalo Ka Dhiibo

comments