Daawo Dunida Cusub oo lagu soo kordhiyay Calamka Magaaloyin Bada Hoosteeda Laga dhisay Oo Dhawaan la dagi doono 2014

ma ogtahay daawade in khubaro kale bilaaben oo durba ku hawlan yahiin hirgalinta mashaariic cajiib ah iyo dhismayaal guryo iyo hoteeelo bada laga dhiso aadamuhu ku noolaado

magaaloyin layaab leh oo dhismaha tiknoolajayada cusbi u jeexday dariiq iyo marin sida caadiga ah oo kale dhulka loogu noolanayo taaso arinta ugu wayni ee keentayna tahay khatara cabsida wayn ee dhulka ka imaanaya inay keentay in la yagleelo dhisme loga gabood dhigan karo masaa,ibka cimilada wakhtiga
mustacmarad cusub bada gudaheeda laga samaynaya waa qorasheyaal bilownogday sidi lo samayn laha
ahlan kusoo dhawoow mustaqbelka dadku waxay wadaan inay ku nooladan biyaha hoostooda dhisme meel mar ah oo layaab badan

waxa soo socota in gudaha bada lagaaga furo magaalooyin waawayn oo leh suuqyo meherado goobo lagu damaashaado goobo la seexdo goobo lagu shaqaysto iyo waliba garoomo lagu ciyaaro .dhinaca kale inaad ku noolaato dhulka korkiisa waxa ka fudud inaad ku noolaato gudaha bada

in waxbadan baynu ka naqaana cirka balse ma ogin dhulkeena waxa ku jira meelo badan oo kamida badu waa xaduuda ugu danbaysa dunida

riyada iyo qadarkuna waaxay inoo fududeeyen inaynu quusno oo ka wardoono nimacada taala bada hoosteeda tiknoolajiyada horumartayna waxay inoo sahashay inaynu arin ka dhigno mid macquul ah
waxa lagu socda wax aqoontiisu u muuqato khayaalal cilmi layaab badan hindise abuuristiisu u ekayd riyo rumowday
dhisme mustacmarad ah ayaa inagu soo socota inaga bada gudaheeda in ka badan 30 mitir bada hoosteeda

 

abdiqani xasan farah ( gadari)

suxufigadari@gmail.com

Leave a Reply

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com