Daawo Ey Lagu Xukumay Dil Oo Qaniinay Wiil Uu Dhalay Madaxwaynaha Ganbia

Wadanka Ganbia  ayaa waxa ey lagu xukumay dil ka dib markii uu dhawaan qaniinay wiil yar oo 8 jir ah oo uu dhalay madaxwaynaha cusub ee danka Ganbia Adama Barrow wiilkan yar ayaa waxa uu u dhintay qaniin yadii ey-ga eygan qaniinay wiilka yar ayaa waxaa lagu fuliyey xukunkii Dilka ahaa

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com