Daawo Fanaan Cabdirisaq Anshax Oo Maanta U Anbabaxay Wadanka Malaysia

Fanaanka Cabdirisaq Anshax oo  maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Hargeisa isaga oo fanaanku u kicitimay wadanka Malaysia halkaas oo kuu taageerayaashiisa kula qaadan doono munaasibada 18 may ee fooda inagu soo haysa

Faalo Ka Dhiibo

comments