Daawo Fanaanada Barwaaqo qalanjo oo hees cusub la soo saartey Fanaanka Ismaaciil yare

Muuqaalkan oo ah mid aad uquruxbadan sifiicana loo direct gareeyay ayaa fanaanada Barwaaqo qalanjo waxay lasoo saartey fanaanka dada yar ee ismaaciil yare heestan oo lagu magacaabo xididada dareenka ayaa ereyada waxaa sameeyey Ismaaciil yare oo ku magac dheer Naabaal Laxanka waxaa saarey Axmed Ubax music waxaa tumey tamasgen marasa waxaa direct gareeyay Yimenu Tomas Bahda hawraar media waxay u mahadcelinaysaa kamal Nor oo nasoo gaadhsiiyey muuqaalkan Daawasho Wacan

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com