Daawo Fanaanada Farxiya kabayare”Wax Soosaar Fan Male Maxamed Alto Axmed Rasto Iyo Cabdi Holland

Fanaanada Farxiya Kaba yare oo dhawaanahanba waday barnaamijyo aan hore looga baran ayaa waxay todobaadkan soosaartay barnaamij ay fankooda dhanka soosaarka heesaha ay aad ugu dhaliisayso faniinta kala ah Maxamed Alto,Cabdi Holland iyo Axmed Rasto

Faalo Ka Dhiibo

comments