Daawo : Fanaanada Sahra Kiin oo soo Saartey Muuqaalka Heesta Nolosha Cusub iga Fogee

Fanaanada Dada’a Yar ee Sahra Kiin oo soo saartey Muuqaalka Heestii nolosha Cusub iga Fogee oo uu ereyadeeda leeyahay Abwaan Daaha Cabdi Gaas Laxanka Heestan waxaa saarey Fanaan Qaadiro Jacayl waana Musigii Cabdi Abiib Axmed ( Cabdiyare) inkasta oo heestan aad moodo inay Tahay kasoo horjeedka heestii Nolosha Cusub Soo Dhawee ee uu qaado Maxamed Bk Ereyadeedana Leeyahay Abwaan Jaylaani
Halkan Ka Daawo

Faalo Ka Dhiibo

comments