Fanaanka caanka ah ee maxamed axmed Bakaal Ciro oo ka tirsan fanaaniinta Xidigaha Geeska kana mida Fanaaniinta bulshada soomaalidu meel kasta oo ay ku suganyihiin ay fankooda jecelyihiin ayaa ku qaban doona bandhig faneedkii habeenka jacaylka aduunka 16 February magaalada dubai hotel ewan halkan ka daawo Maxamed Ciro oo idiin faahfaahinaya


ana waxaan leeyahay yaanay tigidhadu kaa dhamaane hore ugaadh

KA DHIIBO FIKIRKAAGA