Fanaanka Maxamed Siciid Cabdi Bk ayaa waxa uu soosaaray muuqaalka hees Cusub heestan oo lamagac baxday “Dhaqaaq Joogsi”ayaa waxa uu fananku kusoo duubay wadanka Iskudaga Imaaraadka Carabka gaar ahan Magaalada Dubia

KA DHIIBO FIKIRKAAGA